{"id":28834,"date":"2016-12-17T09:21:26","date_gmt":"2016-12-17T09:21:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28834"},"modified":"2016-12-17T09:21:26","modified_gmt":"2016-12-17T09:21:26","slug":"shiinaha-oo-qabtay-markab-gujis-ah-oo-baddooda-ku-soo-xad-gudbey-iyo-dalka-laga-leeyahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/17\/shiinaha-oo-qabtay-markab-gujis-ah-oo-baddooda-ku-soo-xad-gudbey-iyo-dalka-laga-leeyahay\/","title":{"rendered":"Shiinaha Oo Qabtay Markab Gujis Ah Oo Baddooda Ku Soo Xad Gudbey Iyo Dalka Laga Leeyahay"},"content":{"rendered":"<p>Washinton ayaa cabasho rasmi ah u gudbisay Shiinaha, ka dib<\/p>\n<p>markii askarta Badda ee Shiinaha ay ka qabteen gujis bilaa naakhuud ah oo Ameerikaanku leeyahay oo maraayey badda South China Sea.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/fb-s-b-a.akamaihd.net\/h-ak-xap1\/v\/t1.0-9\/15492324_370826069930740_4671342733705100973_n.jpg?w=696&#038;ssl=1\" alt=\"Image may contain: ocean, sky, water and outdoor\" \/><\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa sheegtay in wax la fahamsan yahay inuu yahay gujis cilmi baadhis saynis ah samaynaya uu hawl ka waday biyaha caalamiga ah ee ka baxsan Filibiin.<\/p>\n<p>Waxay sheegeen in badmaaxayaal shiinees ah ay hore ka dafeen, ayadoo markab ay leeyihiin ciidanka badda ee Maraykanka uu doonayey inuu soo saaro. Ma jirto jawaab ka soo baxday Shiinaha.<\/p>\n<p>Shiinaha ayaa ka cadhooday markii bishan gudaheeda uu madaxweynaha la doortay ee Maraykanka, Donald Trump, su&#8217;aal galiyey sida ay dalkiisa uga go&#8217;an tahay inuu u ilaaliyo siyaasadda Beijing ay madax banaanideeda ku hoos keenayso Taiwan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Washinton ayaa cabasho rasmi ah u gudbisay Shiinaha, ka dib markii askarta Badda ee Shiinaha ay ka qabteen gujis bilaa naakhuud ah oo Ameerikaanku leeyahay oo maraayey badda South China Sea. &nbsp; Wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa sheegtay in wax la fahamsan yahay inuu yahay gujis cilmi baadhis saynis ah samaynaya uu hawl ka waday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28835,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28834","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/15492324_370826069930740_4671342733705100973_n.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7v4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28834","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28834"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28834\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28836,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28834\/revisions\/28836"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28835"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28834"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28834"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28834"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}