{"id":28782,"date":"2016-12-15T15:38:42","date_gmt":"2016-12-15T15:38:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28782"},"modified":"2016-12-15T15:38:42","modified_gmt":"2016-12-15T15:38:42","slug":"bariga-xalab-oo-dadkii-ugu-horeeyay-laga-saaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/15\/bariga-xalab-oo-dadkii-ugu-horeeyay-laga-saaray\/","title":{"rendered":"Bariga Xalab oo dadkii ugu horeeyay laga saaray"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Xalab {AN}&#8211;Kollonyadii ugu horeysay ee siday dadkii ku harsanaa deegaanada mucaaradka ee Xalab ayaa u dhaqaaqay deegaanada mucaaradka ee Idlib iyo xarunta gobolka Xalab.<\/p>\n<p>Gawaari isugu jira basas iyo kuwa gurmadka degdegga ah oo ay horkaceyso hay&#8217;adda Bisha Cas ee Suuriya ayaa waxaa lagu qaaday dadka xanuunsan iyo kuwa dhaawac ah.<\/p>\n<p>Kumannaan ka mid ah dagaalyannada mucaaradka iyo qoysaskooda ayaa la filayaa inay ka baxaan bariga xalab.<\/p>\n<p>Dagaalka Xalab oo dhamaaday<\/p>\n<p>Mucaaradka Xalab oo weli dib loo riixayo<\/p>\n<p>Waxaa heshiiska qeyb ka ah in marin nabad ah loo furo dadka dhaawaca ah eek u jira deegaanada mucaaradka ay go&#8217;doomiyeen.<\/p>\n<p>Waxaa ka mid ah degmooyiinkaasi Kefraya iyo Fuwa oo xoogagga mucaaradka ay ku hareereysan yihiin.<\/p>\n<p>Dagaalka Xalab oo lagu kala baxay<\/p>\n<p>Ruushka oo gacan ka geysatay heshiiska waxay sheegtay in dadka ka baxayo bariga Xalab aan dhibaato loo geysaneyn.<\/p>\n<p>Waxay arrintaasi ku wargelisay Qaramada Midoobeey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xalab {AN}&#8211;Kollonyadii ugu horeysay ee siday dadkii ku harsanaa deegaanada mucaaradka ee Xalab ayaa u dhaqaaqay deegaanada mucaaradka ee Idlib iyo xarunta gobolka Xalab. Gawaari isugu jira basas iyo kuwa gurmadka degdegga ah oo ay horkaceyso hay&#8217;adda Bisha Cas ee Suuriya ayaa waxaa lagu qaaday dadka xanuunsan iyo kuwa dhaawac ah. Kumannaan ka mid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28785,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28782","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/xalab-1.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7ue","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28782","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28782"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28786,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28782\/revisions\/28786"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28785"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}