{"id":28773,"date":"2016-12-15T09:28:48","date_gmt":"2016-12-15T09:28:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28773"},"modified":"2016-12-15T09:28:48","modified_gmt":"2016-12-15T09:28:48","slug":"war-deg-deg-ah-qarax-ka-dhacay-meel-u-dhow-tiyaaatarka-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/15\/war-deg-deg-ah-qarax-ka-dhacay-meel-u-dhow-tiyaaatarka-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"War Deg Deg ah Qarax ka dhacay meel u dhow Tiyaaatarka magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho {AN}&#8211;Wararka ka imaanaya magaalada muqdisho waxay sheegayaan in uu qarax ka dhacay magaalada uuna dilay ugu yaraan hal ruux.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow tiyaatarka qaranka ee magaalada.<\/p>\n<p>Qofka dhintay ayaa ahaa darawalkii gaaariga qarxay waday, sida ay sheegeen laamaha ammaanku<\/p>\n<p>Jeneraal Goobaale oo Muqdisho lagu dilay<\/p>\n<p>Sawirada qaraxa suuq ku yaal Moqdisho<\/p>\n<p>Waxay xaqiijiyeen in qofkaasi uu ahaa nin is qarxiyay, gaarigun uu ahaa nooca raaxada.<\/p>\n<p>Qaraxa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay seddax qof oo shacab ah, sida uu sheegay sarkaal laamaha amniga ka tirsan.<\/p>\n<p>Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Muqdisho<\/p>\n<p>Qaraxan wuxuu imaanayaa ayadoo maanta la filayo in Muqdisho lagu dhaariyo xildhibaannada cusub ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>bbc<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho {AN}&#8211;Wararka ka imaanaya magaalada muqdisho waxay sheegayaan in uu qarax ka dhacay magaalada uuna dilay ugu yaraan hal ruux. Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow tiyaatarka qaranka ee magaalada. Qofka dhintay ayaa ahaa darawalkii gaaariga qarxay waday, sida ay sheegeen laamaha ammaanku Jeneraal Goobaale oo Muqdisho lagu dilay Sawirada qaraxa suuq ku yaal [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28774,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28773","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/92978521_dcacc3e2-a476-45ef-9cc5-819bcf6d4c5d.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7u5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28773","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28773"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28773\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28775,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28773\/revisions\/28775"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28774"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28773"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28773"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28773"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}