{"id":28736,"date":"2016-12-14T10:21:12","date_gmt":"2016-12-14T10:21:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28736"},"modified":"2016-12-14T10:21:12","modified_gmt":"2016-12-14T10:21:12","slug":"halkan-kaga-bogo-nuxurka-dhabaal-uu-madaxweynaha-somaliland-u-diray-boqorka-sucuudiga-oo-uu-kaga-dalbanayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/14\/halkan-kaga-bogo-nuxurka-dhabaal-uu-madaxweynaha-somaliland-u-diray-boqorka-sucuudiga-oo-uu-kaga-dalbanayo\/","title":{"rendered":"HALKAN KAGA BOGO NUXURKA DHABAAL UU MADAXWEYNAHA SOMALILAND U DIRAY BOQORKA SUCUUDIGA OO UU KAGA DALBANAYO\u2026."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa boqorka Sucuudiga u diray dhambaal uu kaga dalbanayo inuu ka noqdo xayiradii xariyaadii ku meel gaadhka aheyd ee uu saaray, xoolaha gaar ahaan kuwa Somaliland.<\/p>\n<p>Waxaanu Madaxweynuhu dhabaalkan uu u diray boqorka si guud mara ugu faahfaahiyay, kaalinta xooluhu ay kaga jiraan horumarka Jamhuuriyada Somaliland oo uu sheegay in boqolkiiba todobaatan ay kaga jiraan laf-dhabarta dhaqaale ee Somaliland.,waxaanu Siilaanyo ka dalbaday in boqorku ka noqdo go\u2019aankaasi.<\/p>\n<p>Waxaanu go\u2019aankan Sucuudiga xoolaha ku joojiyay ay ku soo beegmeysaa xili abaar adag oo dad iyo duunyo ay ku habsatay badi gobolada bariga Somaliland.<\/p>\n<\/div>\n<p>Waxaanu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud dhanbaalkiisan ku xusay in aan labada xanuun ee la sheegay in loo hakiyay dhoofka xoolaha Soomaalida , \u00a0aanay laheyn kuwa Somaliland.<\/p>\n<p>Waxaanu Madaxweynaha Somaliland ka codsaday in uu kala saaro xoolaha uga yimaada Soomaaliya iyo kuwa Somalilandta., isaga oo soo jeediyay in laga qaado xayirada xoolaha Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, ayaa boqorka Sucuudiga u diray dhambaal uu kaga dalbanayo inuu ka noqdo xayiradii xariyaadii ku meel gaadhka aheyd ee uu saaray, xoolaha gaar ahaan kuwa Somaliland. Waxaanu Madaxweynuhu dhabaalkan uu u diray boqorka si guud mara ugu faahfaahiyay, kaalinta xooluhu ay kaga jiraan horumarka Jamhuuriyada Somaliland oo uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":6,"featured_media":28420,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[1,2],"tags":[],"class_list":["post-28736","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-uncategorized","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Hot-NEws.jpg?fit=1300%2C1300&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7tu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28736","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/6"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28736"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28736\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28737,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28736\/revisions\/28737"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28420"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28736"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28736"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28736"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}