{"id":28678,"date":"2016-12-12T17:23:47","date_gmt":"2016-12-12T17:23:47","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28678"},"modified":"2016-12-12T17:23:47","modified_gmt":"2016-12-12T17:23:47","slug":"dadkii-abaaruhu-soo-barakiciyeen-oo-tiradoodu-sii-kordheyso-iyo-xukuumada-oo-kaga-mashquushay-kaanbeyn-iyo-olole-siyaasadeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/12\/dadkii-abaaruhu-soo-barakiciyeen-oo-tiradoodu-sii-kordheyso-iyo-xukuumada-oo-kaga-mashquushay-kaanbeyn-iyo-olole-siyaasadeed\/","title":{"rendered":"DADKII ABAARUHU SOO BARAKICIYEEN OO TIRADOODU SII KORDHEYSO IYO XUKUUMADA OO KAGA MASHQUUSHAY KAANBEYN IYO OLOLE SIYAASADEED"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Arabsyo News&#8211;waxaa sii kordhaya maalinba maalinta ka daneysa dadka barakacayaasha ah ee u socda dhanka galbeedka dalkan Somaliland.<\/p>\n<p>Kuwaasi oo ay ka muuqato , diif iyo daranyo ay u dheer tahay xoolahoodi oo daadsan, wadooyinka hareeraheeda\u00a0Kasekow xoolahaasi ka baxay dadka marka laga tago barakacayaasha ay abaartu wada aqoon umalaha, deegaanka ay tagayaan,waxay wataan abag iyo hu aan dhaafsiisneyn laba mar xidhasho iyo weel\u00a0 mar wax ku karsi ah.<\/p>\n<p>Dhibaatooyinka ugu badan ee ay dadkaasi la kulmeen waxaa ka mida banka Tog-wajaale iyo meelaha kale ee ku hareeraysani malaha xaabo ay shitaan amase cuntada ku karsadan, biyuhuna waa qaar ka durugsan goobaha ay degan yihiin,waxaa intaasi u dheer dhaxanta iyo hoy la\u2019aanta heysata.<\/p>\n<\/div>\n<p>Gudidada abaaraha ee heer qaran oo u badan dad culimo ah ayaan inta badan ka war heyn dadka barakacayaasha ah, eek u sii qul qulaaya, gobolada galbeedka Somaliland.<\/p>\n<p>Isla markaana aan ka war-qabin dhibaatada iyo marxalada culus ee dadkaasi ku sugan yihiin dadkaasi, hadii aad bookhato goobaha dadkani ay ku sugan yihiin ee ay micinka bideen, waxaa aad arkeysaa oo ay indhaahaagu gaadiidka faraha badan ee qul-qulaya, wadada dhanka galbeed uga baxda magaalada Hargeysa iyo ta dhanka bari ka soo gasha ee sida\u00a0 dadka iyo xoolaha hayaanka ah ee abaartu ka soo barakicisay deegaanadii ay degenaayeen.<\/p>\n<p>Dadkan oo xoolaha ay wataan ay yihiin qaar aad u liita ayaan wakhtigan xaadirka ah waxba u goyneyn hadii maanta ay naftu u qabato.<\/p>\n<p>Isku soo wada xooriyo xukuumada iyo xisbigeeda KULMIYE, ayaa wakhtigan xaadirka ah ee la rabay inay odoroska yeelato sidii dadkaasi loogu gurman lahaa kaga mashquuley ololaha siyaasadeed ee ay ka wadaan wadanka iyo boobka hantida qaranka ee masuulkasta uu jeebkiisa ku shubanayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsyo News&#8211;waxaa sii kordhaya maalinba maalinta ka daneysa dadka barakacayaasha ah ee u socda dhanka galbeedka dalkan Somaliland. Kuwaasi oo ay ka muuqato , diif iyo daranyo ay u dheer tahay xoolahoodi oo daadsan, wadooyinka hareeraheeda\u00a0Kasekow xoolahaasi ka baxay dadka marka laga tago barakacayaasha ay abaartu wada aqoon umalaha, deegaanka ay tagayaan,waxay wataan abag iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28420,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28678","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Hot-NEws.jpg?fit=1300%2C1300&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7sy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28678","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28678"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28678\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28679,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28678\/revisions\/28679"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28420"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28678"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28678"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28678"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}