{"id":28642,"date":"2016-12-11T14:59:07","date_gmt":"2016-12-11T14:59:07","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28642"},"modified":"2016-12-11T15:25:00","modified_gmt":"2016-12-11T15:25:00","slug":"siyaasaddii-waxa-dilay-waddani-oo-muniir-siyaasi-u-noqday-faallo-axmed-m-saleebaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/11\/siyaasaddii-waxa-dilay-waddani-oo-muniir-siyaasi-u-noqday-faallo-axmed-m-saleebaan\/","title":{"rendered":"Siyaasaddii Waxa Dilay WADDANI oo Muniir Siyaasi u Noqday Faallo: Axmed M. Saleebaan"},"content":{"rendered":"<p class=\"m_1551960730400570154MsoNoSpacing\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"28643\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/11\/siyaasaddii-waxa-dilay-waddani-oo-muniir-siyaasi-u-noqday-faallo-axmed-m-saleebaan\/axmed-m-saleebaan\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Axmed-M.-Saleebaan.jpg?fit=666%2C444&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"666,444\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;1&quot;}\" data-image-title=\"axmed-m-saleebaan\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Axmed-M.-Saleebaan.jpg?fit=666%2C444&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-28643 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Axmed-M.-Saleebaan.jpg?resize=666%2C444\" alt=\"axmed-m-saleebaan\" width=\"666\" height=\"444\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Axmed-M.-Saleebaan.jpg?w=666&amp;ssl=1 666w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Axmed-M.-Saleebaan.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 666px) 100vw, 666px\" \/><\/p>\n<p class=\"m_1551960730400570154MsoNoSpacing\">Inta badan bulshada reer Somaliland,\u00a0waxay qawadeen siyaasadda xisbiyada mucaaridka ah bilahan u dambeeyay. Waxa dadka candhuuftooda dib uga liqay xiisaha miidaanka siyaasaddu, ay doodooda sal uga dhigeen in aanay ahayn xirfad shuruudo leh oo qofka siyaasi noqonayaa ay tahay inuu buuxiyo aqoon ahaan, waayo-aragnimo iyo bisaylkiisa qofnimo intaba.<\/p>\n<p class=\"m_1551960730400570154MsoNoSpacing\">Waxaanay markaba kuu soo qadimayaan erey \u00a0soo noqnoqday oo ah <b>\u201cSiyaasaddii waxaanu nacnay markii Muniir Axmed Cigaalna, inta uu TV-yada soo fadhiistay uu noo sheegtay siyaasi mucaarid ah.\u201d<\/b><\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inlineright \"><\/div>\n<p class=\"m_1551960730400570154MsoNoSpacing\">Waxay \u00a0noqotay siyaasinimada Muniir Yare, mid u qaadan waa iyo fajiciso ku noqotay bulshada oo si uga biyo diiday. Ka sii darane\u2019 waxase siyaasinimadiisu ay\u00a0 nusqaan ku tahay xisbiga WADDANI ee safka hore ee mucaaridadooda soo dhigay Muniir yare oo\u00a0 uu u noqday xariif cusub oo soo xoojiyay xisbigooda. \u00a0Muniir Axmed Cigaal waxa uu ka mid yahay dhalinyarada sida xun u fahmay xadaarada iyo ilbaxnimada ee aan aqoon birimageydada iyo xurmada dadku ka mudan yihiin.<\/p>\n<p class=\"m_1551960730400570154MsoNoSpacing\">Waxa kaloo uu noqday weel\u00a0 wax lagu shubto oo hadba siyaasi qarrad lihi ku qabaanto muraadkiisa. \u00a0Hase yeeshee, waxa uu caado ka dhigtay inuu cambaareeyo madaxda iyo masuuliyiinta xisbul-xaakimka iyo xukuumadda kaga jira ardaagiisa. Maalmahan dambena waxa uu isu burush ceebeedkiisa dul dhigtay Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Somaliland, Md. Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) oo ka mid ah dhallinyarada\u00a0 sida ilayska qoraxda oo kale uga soo dhex baxay bulshadiisa oo toban sanno ka hor u cugtay inuu noqdo xildhibaan u metala Golihii u horreeyay ee Baarlamaan ee ummaddu gacanteeda ku soo dooratay. Muddadii uu Baarlamaanka ku jiray waxa uu la yimid inuu noqdo xubnaha kaliya ee Mudaneyaasha aqalka wakiiladda ee wax la qabta bulshadii soo dooratay. Isagoo dhammaan degmooyinkii gobolka laga soo doortay ee Togdheer ka fuliyay mashaariic kala duwan oo \u00a0kor loogu qaadayo adeegyada ijtimaaciga ah sida Saldhigyo Boolis, Dugsiyo iyo xarumo caafimaad.<\/p>\n<p class=\"m_1551960730400570154MsoNoSpacing\">Intaas ka dib waxa Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu bishii October 2015-kii u magacaabay Wasiirka Hawlaha Guud, isagoo muddadaasna noqday Wasiir shaqadiisa ka soo dhalaalay oo ummadiisa u adeegaya.<\/p>\n<p class=\"m_1551960730400570154MsoNoSpacing\">Haddaba, waxa maalmahan dambe dacaayado\u00a0 raqiis ah la dabo socda Muniir Yare oo xisbiga shaqaaleeyay u xil saarteen inuu u qaabilsanaado dhawr waajibaad oo kala ah:<\/p>\n<p class=\"m_1551960730400570154MsoNoSpacing\">1-Inuu si xurmada iyo anshaxa ka baxsan u cambaareeyo Wasiirrada iyo madaxda qaranka ee beeshiisa kaga jira xukuumadda iyo KULMIYE.<\/p>\n<p class=\"m_1551960730400570154MsoNoSpacing\">2- inuu huteelada ku doonto dadka taageersan xukuumadda iyo xisbigeeda ee ka soo jeeda beeshiisa, isagoo billo ka hor la dagaalamay odayaal muxtarim ah oo uu qaarkoodna gacan u qaaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta badan bulshada reer Somaliland,\u00a0waxay qawadeen siyaasadda xisbiyada mucaaridka ah bilahan u dambeeyay. Waxa dadka candhuuftooda dib uga liqay xiisaha miidaanka siyaasaddu, ay doodooda sal uga dhigeen in aanay ahayn xirfad shuruudo leh oo qofka siyaasi noqonayaa ay tahay inuu buuxiyo aqoon ahaan, waayo-aragnimo iyo bisaylkiisa qofnimo intaba. Waxaanay markaba kuu soo qadimayaan erey \u00a0soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28643,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,3,10],"tags":[],"class_list":["post-28642","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-arimaha-bulshada","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Axmed-M.-Saleebaan.jpg?fit=666%2C444&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7rY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28642","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28642"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28642\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28644,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28642\/revisions\/28644"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28643"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28642"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28642"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28642"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}