{"id":28629,"date":"2016-12-11T08:10:44","date_gmt":"2016-12-11T08:10:44","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28629"},"modified":"2016-12-11T08:10:44","modified_gmt":"2016-12-11T08:10:44","slug":"shariif-xasan-oo-sameeyay-qorshe-aan-lagu-kala-fur-furi-karin-xildhibaanada-baydhabo-lagu-doortay-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/11\/shariif-xasan-oo-sameeyay-qorshe-aan-lagu-kala-fur-furi-karin-xildhibaanada-baydhabo-lagu-doortay-sawiro\/","title":{"rendered":"Shariif Xasan oo sameeyay Qorshe aan lagu kala fur furi karin Xildhibaanada Baydhabo lagu doortay  + Sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan sidoo kale ah Musharax u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wada dadaalo uu ku kasbanayo guud ahaan Xildhibaanada labada Aqal ee lagu doortay magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Shariif Xasan ayaa shalay ilaa xalay kulamo gooni gooni ah oo u badnaa dar daaran waxa uu kula lahaa Xarunta Madaxtooyada Baydhabo Xildhibaanadii dhawaan lagu doortay magaaladaasi, waxa uuna Xildhibaanada kula dar daarmay in ay noqdaan kuwa isku xiran oon lakala fur furi karin.<\/p>\n<p>Sida aan Wararka ku heleyno Shariif Xasan ayaa Xildhibaanada ku adkeeyay in aysan isku soo sharaxin xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, waxa uuna u sheegay in markan uu damacoodu yahay in dalka ka noqdaan Madaxweyne ama Ra&#8217;isul Wasaare.<\/p>\n<p>Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sidoo kale sheegay in ay sameenayaan dadaal kasta oo rabitaankooda uu ku hirgalayo, waxa uuna Xildhibaanada ka codsaday in aysan dhabar jabin ku sameyn qorshijiisa Siyaasadeed.<\/p>\n<p>Xildhibaanada lagu doortay magaalada Baydhabo oo u badan kuwa wax ka maqla si weyn u taageera Siyaasada Shariif Xasan ayaa u balan qaaday in ay garabkiisa yihiin ayna wax kawadayaan qorshayaasha uu damacsan yahay.<\/p>\n<p>Shariif Xasan ayaa sidoo kale sameestay Xildhibaano been masheegayaal ah oo si gaar ah ula soconaya dhaq dhaqaqa Siyaasadeed ee Xildhibanaada kale ee lahgu doortay Baydhabo si ay u ogaadaan Xildhibaanada dhabr jabinaya Siyaasada Shariifka iyo kuwa daacada ah.<\/p>\n<p>Wararka aan heleyno ayaa sidoo kale sheegaya in Shariif Xasan Xildhibaanada kula dar daarmay in ay noqdaan kuwa isku xiran oon laklaa furi karin, waxaana Xildhibaanada loo sameeyay qol ay si gaar ah isugu wareesan karaan ayna xogaha isugu dhaafsadaan aalada Whatspp-ka.<\/p>\n<p>Shariif Xasan ayaa wada qorshayaal kala duwan , waxa uuna doonayaa hadii uu ku fashilmo damaciisa Madaxweyne in uu taageero Musharax kale uu is leeyahay siyaasadaada iyo danahaaga gaarka ah ayaa ka gadmaya.<\/p>\n<p>Magaalada Baydhabo gaar ahaan Xarunta Madaxtooyada Maamulka Koomnfur Galbeed ayaa xalay Munaasabd sagootin ah waxaa loogu sameeyay Xildhibaanada labada Aqal ee lagu doortay magaalada Baydhabo, waxa ayna Xildhibanaada kusoo jeedaan magaalada Muwqdisho ay ka dhacayaan Doorashada Gudoonka Baarlamaanka iyo tan Madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Xildhibaanada labada Aqal ee dhawaan agu doortay xarumaha maamul goboleedyada dalka ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho soo gaaraan maalmaha soo aadan, waxaana xildhibaanadan la dhaarin doonaa sida uu qorshuhu yahay 15-ka bishan.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/mude_1.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/mude_2.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan sidoo kale ah Musharax u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wada dadaalo uu ku kasbanayo guud ahaan Xildhibaanada labada Aqal ee lagu doortay magaalada Baydhabo. Shariif Xasan ayaa shalay ilaa xalay kulamo gooni gooni ah oo u badnaa dar daaran waxa uu kula lahaa Xarunta Madaxtooyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28630,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28629","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/mude_2.jpg?fit=643%2C362&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7rL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28629"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28631,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28629\/revisions\/28631"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28630"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}