{"id":28581,"date":"2016-12-10T13:49:49","date_gmt":"2016-12-10T13:49:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28581"},"modified":"2016-12-10T13:49:49","modified_gmt":"2016-12-10T13:49:49","slug":"soomaaliya-kaalintee-kaga-jirtaa-wadamada-ugu-adkeysiga-badan-ee-dhinaca-dhibaatooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/10\/soomaaliya-kaalintee-kaga-jirtaa-wadamada-ugu-adkeysiga-badan-ee-dhinaca-dhibaatooyinka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya Kaalintee kaga jirtaa Wadamada ugu Adkeysiga badan ee dhinaca Dhibaatooyinka ?"},"content":{"rendered":"<p>Xog Uruurin ay sameesay Hay&#8217;ad lagu magacabao CAF oo gacan ka heleysay madasha dhaqaalaha adduunka ee World Economic Forum, ayaa lagu ogaaday Wadamada dadkoodu ugu adkeysiga badan yihiin dhinaca dhibaatooyinka ee lasoo darsa.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa kaalinta 4-aad ka gashay qiimeynta lagu sameeyay wadamada ay dadkoodu ugu adkeysiga badan yihiin marka ay timaado dhibaatooyinka adag ee dhinaca nolosha ah iyo sidoo kale amaan xumida.<\/p>\n<p>Warbixinta ay soo saartay Hay&#8217;ada CAF ayaa lagu amaanay dadka Soomaaliyeed in ay yihiin kuwa ku mashquulsan maaretynta noloshooda xili ay la darsayaan qataro halis ah oo dhinaca amaanka ah, waxa ayna Hay&#8217;ada sheegtay in Soomaaliya ka gashay kaalinta 4-aad qiimeynta ay sameeyeen.<\/p>\n<p>Hay&#8217;ada CAF ayaa xog uruurin ka sameesay 140-dal ay Soomaaliya ku jirto, waxaana Hay&#8217;ada soo bandhigtay 10-ka wadan ee ugu horeeya dhinaca adkeysiga xaaladaha kala duwan ee dhinaca nolosha iyo amaanka.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka Aqriso 10-ka Wadan ee ugu horeeya dhinaca adkeysiga<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xog Uruurin ay sameesay Hay&#8217;ad lagu magacabao CAF oo gacan ka heleysay madasha dhaqaalaha adduunka ee World Economic Forum, ayaa lagu ogaaday Wadamada dadkoodu ugu adkeysiga badan yihiin dhinaca dhibaatooyinka ee lasoo darsa. Soomaaliya ayaa kaalinta 4-aad ka gashay qiimeynta lagu sameeyay wadamada ay dadkoodu ugu adkeysiga badan yihiin marka ay timaado dhibaatooyinka adag ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28446,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28581","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/somalia.jpg?fit=300%2C168&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7qZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28581","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28581"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28581\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28582,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28581\/revisions\/28582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28581"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28581"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28581"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}