{"id":28578,"date":"2016-12-10T13:47:47","date_gmt":"2016-12-10T13:47:47","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28578"},"modified":"2016-12-10T13:47:47","modified_gmt":"2016-12-10T13:47:47","slug":"tareen-ku-qarxay-dalka-bulgaria-iyo-qasaaro-dhimasho-oo-ka-dhashay-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/10\/tareen-ku-qarxay-dalka-bulgaria-iyo-qasaaro-dhimasho-oo-ka-dhashay-sawiro\/","title":{"rendered":"Tareen ku qarxay dalka Bulgaria iyo Qasaaro dhimasho oo ka dhashay + sawiro"},"content":{"rendered":"<p>Wakaalada Wararka Reuters ayaa sheegtay in tareen ku socday khad kuyaala deegaan katirsan dalka Bulgaria uu khadka ka baxay, waxaana kadib qarxay oo qasaaro kala duwan uu ka dhashay tareenkaasi.<\/p>\n<p>Inta la ogyahay 5-qof ayaa ku dhimatay qaraxa tareenka ka dhashay waxaa sidoo kale ku dhaawacmay dad ka badan 24-qof oo kamid ahaa rakaabkii saarnaa tareenka, waxaana suurto gal ah in qasaaraha uu kasii bato inta hada la ogyahay.<\/p>\n<p>Tareenkan qarxay ayaa sidoo kale dhibaato bur bur u badan gaarsiiyay dhismayaal badan oo kuyaala deegaanka Hitrino uu ku qarxay tareenka, wakaalada Reuters ayaa qortay in tareenka sidoo kale uu qabsaday dab xoogan.<\/p>\n<p>Dadkii ku dhaqnaa deegaanka uu ku qaraxay Tareenka ayaa la sheegay in halkaasi laga daad gureeyay , waxaana goobta mashaqdu ka dhacday deg deg ku gaaray ciidamo booliis ah iyo kuwa gurmadka deg dega.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/tare_1.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><br \/>\n<img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/allbanaadir.net\/images\/news\/tare_2.jpg?w=696\" alt=\"\" align=\"left\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaalada Wararka Reuters ayaa sheegtay in tareen ku socday khad kuyaala deegaan katirsan dalka Bulgaria uu khadka ka baxay, waxaana kadib qarxay oo qasaaro kala duwan uu ka dhashay tareenkaasi. Inta la ogyahay 5-qof ayaa ku dhimatay qaraxa tareenka ka dhashay waxaa sidoo kale ku dhaawacmay dad ka badan 24-qof oo kamid ahaa rakaabkii saarnaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28579,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28578","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/tare_1.jpg?fit=641%2C376&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7qW","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28578","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28578"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28578\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28580,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28578\/revisions\/28580"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28579"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}