{"id":28576,"date":"2016-12-10T13:45:55","date_gmt":"2016-12-10T13:45:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28576"},"modified":"2016-12-10T13:45:55","modified_gmt":"2016-12-10T13:45:55","slug":"war-deg-dega-garabkii-toosinta-xisbiga-waddani-oo-wadahadalo-la-furey-mid-ka-mid-ah-xisbiyada-qaranka-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/10\/war-deg-dega-garabkii-toosinta-xisbiga-waddani-oo-wadahadalo-la-furey-mid-ka-mid-ah-xisbiyada-qaranka-somaliland\/","title":{"rendered":"WAR DEG DEGA GARABKII TOOSINTA XISBIGA WADDANI OO WADAHADALO LA FUREY MID KA MID AH XISBIYADA QARANKA SOMALILAND."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Magaalada Hargeysa waxa maanta si rasmi ah uga furmey wadahadalo u bilaabmey Garabkii toosinta iyo Caddaalada ee Xisbiga Mucaaridka ah Waddani ee uu hogaamiyo gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbigaasi Axmed Muumin Seed.<\/p>\n<p>Garabka ayaana si rasmi ah u shaaciyey in ay maanta wadahadalo u furmeen Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye furitaanka wadahadalada ka dib waxa warbaahinta la hadlay xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye Xasan Siciid Yuusuf kaasi oo sheegay in maanta ay wadahadalo la rasmi ah la fureen garabkaasi waxaanu yidhi.<\/p>\n<blockquote><p><strong>\u201cMaanta waxa noo bilaabmay wadahadal Xisbiga Kulmiye iyo Garabka Caddaalada iyo Horumarinta xisbiga Waddani ee Axmed Muumin Seed uu hogaaminaayo wadahadaladuna maanta si wanaagsan ayay noogu bilaabmeen kulankayaga labaadna waxa uu noqonayaa maalinta Isniinta ah ee Soo socota<\/strong><\/p><\/blockquote>\n<\/div>\n<p><strong>Insha allah markaa waxaanu rajaynaynaa in aanu is afgarad wanaagsan gaadhno wadahadaladuna maanta way noo furmeen uun waanu wada fadhiisanay waxaanay si rsami ah noogu bilaabmayaan maalintaa Isniinta ah maantana si rasmi ah ayay u furmeen,\u201d<\/strong><\/p>\n<p>Dhanka kale xoghayaha xoghayaha siyaasada ee Xisbiga Waddani Maxamed Abiib oo ku hadlaayay afka garabka toosinta ayaa waxa uu dhankiisa ka war bixiyey furitaanka wadahadalada ay la bilaabeen xisbiga Kulmiye waxaanu yidhi.<\/p>\n<blockquote><p><strong>\u201cRuntii wadahadalkaasi maanta ayuu furmey insha allah waxaan rajaynaynaana in maalinta Isniinta ah ee fooda inagu soo haysa uu wajigiisii uu qabsoomo waxaanan rajaynaynaa in uu geeddi socod fiican uu ku socon doono hadii alle yidhaa,\u201d<\/strong><\/p><\/blockquote>\n<p>Garabkan la baxay toosinta iyo Caddaalada xisbiga Waddani ayaa waxa hogaamiye ka ah gudoomiye ku xigeenka xisbigaasi Axmed Muumin Seed kaasi oo ka soo cadhoodey shirwaynihii Golaha dhexe ee xisbigaasi uu ku qabsaday Magaalada Hargeysa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Hargeysa waxa maanta si rasmi ah uga furmey wadahadalo u bilaabmey Garabkii toosinta iyo Caddaalada ee Xisbiga Mucaaridka ah Waddani ee uu hogaamiyo gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbigaasi Axmed Muumin Seed. Garabka ayaana si rasmi ah u shaaciyey in ay maanta wadahadalo u furmeen Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye furitaanka wadahadalada ka dib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27948,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28576","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/dedeg.jpg?fit=488%2C280&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7qU","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28576","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28576"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28576\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28577,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28576\/revisions\/28577"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27948"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28576"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28576"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28576"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}