{"id":28569,"date":"2016-12-10T13:43:46","date_gmt":"2016-12-10T13:43:46","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28569"},"modified":"2016-12-10T13:43:46","modified_gmt":"2016-12-10T13:43:46","slug":"akhri-dag-dag-suldaanka-guud-ee-subeer-awal-oo-ku-dhawaaqay-war-faxad-galiyay-beeshiisa-iyo-guddi-uu-ansixiyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/10\/akhri-dag-dag-suldaanka-guud-ee-subeer-awal-oo-ku-dhawaaqay-war-faxad-galiyay-beeshiisa-iyo-guddi-uu-ansixiyay\/","title":{"rendered":"AKHRI DAG DAG:- SULDAANKA GUUD EE SUBEER-AWAL OO KU DHAWAAQAY WAR FAXAD GALIYAY BEESHIISA IYO GUDDI UU ANSIXIYAY."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Qabtay Huteel Maansoor Ee Magaaladda Hargeysa Ayaa Lagu Shaaciyey\u00a0 Guddi Loo Sameeyay Beesha Cabdale Siciid Ee Sacad Muuse, Munaasabadaas Oo Ay Ka Soo Qayb-Galeen Cuqaal, Waxgarad Iyo Dhalin Yarro, Waxa Kale, Goob Joogna Uu Ka Ahaa Suldaanka Guud Ee Subeer-Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi\u00a0 Suldaan Cabdiraxmaan, Taasoo Lagaga Dhawaaqay Gudidaas Beesha Cabdale Saciid Ee Sacad Muuse, Isla-Markaana Halkaasi Waxa Ka Hadlay Suldaanka Guud Ee Subeer-Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan, Ka Dib Markii Uu Duceeyey, Ayaa Waxa Madashaasi Kaga Dhawaaqay In Beesha Subeer Awal Ay Leedahay Hal-Musharax Kaasina Yahay Muuse Biixi Cabdi,<\/p>\n<\/div>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-34019 aligncenter\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/mus-iyo-xasan-2.png?resize=500%2C294\" sizes=\"auto, (max-width: 500px) 100vw, 500px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/mus-iyo-xasan-2.png?w=500 500w, https:\/\/i1.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/mus-iyo-xasan-2.png?resize=300%2C176 300w\" alt=\"\" width=\"500\" height=\"294\" \/><\/p>\n<p>Waxaanu Gudidaasi Kula Dardaarmay In Ay Ka Shaqeeyaan Wadda Jirka Iyo Sidii La Isugu Duubi Lahaa Beeshaasi.<\/p>\n<p>Geesta Kale Waxaa Uu Suldaanku Ugu Baaqay Guud Ahaa Beel-Waynta Subeer-Awal In Ay Maanka Ku Hayaan In Mushaxa Kaliya Ee Ay Leeyahiin Uu Yahay Mudane Muuse Biixi Cabdi. Waxaanu Yidhi:- \u201cMaanta Musharaxa Kaliya Ee Aynu Leenahay Waa Muuse Biixi Cabdi Ana Waan U Ducaynayaa, Beeshana Waxaan U Rajaynayaa Isku Duubni Iyo Guul Ayaa Yidhi Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan\u201d<\/p>\n<p>Dhinaca Kale Waxaa Uu Suldaanku Sheegay In Uu Saamaxay Cid Kasta Oo Faro Galisay Sandalada Subuur-Awal Waxaanu Kula Dardaarmay In Laga Wadda Shaqeeyo Horumarka Reerka Waa Subeer-Awale,<\/p>\n<p>Gabagabadii Waxaa Uu Suldaanku Madashaasi Ku Ansixiyay Gudidda Beesha Cabdale Siciid Ee Subeer Awal Oo Ka Shaqayn Doono Siddii Loo Dhisi Lahaa Musharax Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Qabtay Huteel Maansoor Ee Magaaladda Hargeysa Ayaa Lagu Shaaciyey\u00a0 Guddi Loo Sameeyay Beesha Cabdale Siciid Ee Sacad Muuse, Munaasabadaas Oo Ay Ka Soo Qayb-Galeen Cuqaal, Waxgarad Iyo Dhalin Yarro, Waxa Kale, Goob Joogna Uu Ka Ahaa Suldaanka Guud Ee Subeer-Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi\u00a0 Suldaan Cabdiraxmaan, Taasoo Lagaga Dhawaaqay Gudidaas Beesha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28570,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28569","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/mus-iyo-xasan-2.png?fit=500%2C294&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7qN","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28569","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28569"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28569\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28571,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28569\/revisions\/28571"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28570"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28569"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28569"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28569"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}