{"id":28511,"date":"2016-12-05T15:56:16","date_gmt":"2016-12-05T15:56:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28511"},"modified":"2016-12-05T15:57:41","modified_gmt":"2016-12-05T15:57:41","slug":"wasaarada-biyaha-oo-ciidan-la-wareegaywasiirkii-xilka-laga-qaaday-oo-si-rasmi-ah-wali-uwareejin-iyo-ujeedoyinka-ka-danbeeyey-ciidan-ka-la-soo-dhoobay-afaafka-wasaarada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/05\/wasaarada-biyaha-oo-ciidan-la-wareegaywasiirkii-xilka-laga-qaaday-oo-si-rasmi-ah-wali-uwareejin-iyo-ujeedoyinka-ka-danbeeyey-ciidan-ka-la-soo-dhoobay-afaafka-wasaarada\/","title":{"rendered":"Wasaarada Biyaha oo ciidan la wareegay+Wasiirkii xilka laga qaaday oo si rasmi ah wali uwareejin iyo ujeedoyinka ka danbeeyey ciidan ka la soo dhoobay Afaafka Wasaarada"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):- Wararka aanu ka helayno wasaarada biyaha ee Somaliland ayaa sheegaya in ciidan hubeysan ay la wareegeen xarunta wasaaradaasi.<\/p>\n<p>Waxaanay wararku sheegayaan in cidankii hore u joogey wasaarada iyo shaqaalihiiba dibada ay uga soo saareen ciidamadan hubeysani.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"28512\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/05\/wasaarada-biyaha-oo-ciidan-la-wareegaywasiirkii-xilka-laga-qaaday-oo-si-rasmi-ah-wali-uwareejin-iyo-ujeedoyinka-ka-danbeeyey-ciidan-ka-la-soo-dhoobay-afaafka-wasaarada\/sawirada-wasaarada-jpg1_\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Sawirada-Wasaarada.jpg1_.jpg?fit=800%2C449&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"800,449\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"sawirada-wasaarada-jpg1_\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Sawirada-Wasaarada.jpg1_.jpg?fit=696%2C391&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-28512 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Sawirada-Wasaarada.jpg1_.jpg?resize=696%2C391\" alt=\"sawirada-wasaarada-jpg1_\" width=\"696\" height=\"391\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Sawirada-Wasaarada.jpg1_.jpg?w=800&amp;ssl=1 800w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Sawirada-Wasaarada.jpg1_.jpg?resize=300%2C168&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Sawirada-Wasaarada.jpg1_.jpg?resize=768%2C431&amp;ssl=1 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Wariyayaal ka tirsan warbaahinta dalka oo maanta booqday xaruunta wasaarada biyaha ayaa laga hor-joogsaday inay gudaha u galaan si ay u ogaadan baahida keentay in qaarka \u00a0tirsan ciidamada Somaliland lagu amro inay\u00a0 wasaaradaas I ay la wareegaan ilaa amar danbe.<\/p>\n<p>Geesta kale waxaa laga hor-joogsaday inuu yimaado wasiirkii hore\u00a0 biyaha Baashe Cali Jaamac oo diyaarinaayay sidii uu sameyn lahaa xil wareejin .<\/p>\n<p>Mana jirto ilaa imika wax war ah oo ka soo baxay dhanka xukuumada oo ku saabsan sabab ta keentay in wasaarada biyaha la<\/p>\n<p>Mudane Baashe Cali Jaamac ayaa kamid ahaa hormadii ugu danbaysay ee Madaxwaynuhu Xilka ka qaaday ,taas oo mudaba khilaaf ba&#8217;ani soo kala dhexgalay Baashe iyo Masuuliyiin ay kamid ahaayeen Wasiirka Madaxtooyada S\/land Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Agaasimaha guud ee Wasaarada Khayraadka Biyaha ,<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Gababadii Waxaa sidan \u00a0noo xaqiijiyay wasiirka biyaha Somaliland, intaas ka dib waxaa aaanu isku daynay inaanu wasaarada sitoosa u tagno si aanu u ogaano xaalada dhabta ah ee ka jirta wasaaradaasi,hase ahaate noomay suuragalin \u00a0waxananu ka soo qaadney sawiradan hada hoosta idiinka muuqda<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):- Wararka aanu ka helayno wasaarada biyaha ee Somaliland ayaa sheegaya in ciidan hubeysan ay la wareegeen xarunta wasaaradaasi. Waxaanay wararku sheegayaan in cidankii hore u joogey wasaarada iyo shaqaalihiiba dibada ay uga soo saareen ciidamadan hubeysani. Wariyayaal ka tirsan warbaahinta dalka oo maanta booqday xaruunta wasaarada biyaha ayaa laga hor-joogsaday inay gudaha u galaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28512,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-28511","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/Sawirada-Wasaarada.jpg1_.jpg?fit=800%2C449&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7pR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28511","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28511"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28511\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28513,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28511\/revisions\/28513"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28512"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28511"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28511"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28511"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}