{"id":28508,"date":"2016-12-05T15:39:11","date_gmt":"2016-12-05T15:39:11","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28508"},"modified":"2016-12-05T15:39:11","modified_gmt":"2016-12-05T15:39:11","slug":"mid-kamid-ah-wasiiradii-uu-hore-xirsi-karkaarka-waydaariyey-oo-dib-utoobad-keenay-raaligalina-ka-bixiyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/05\/mid-kamid-ah-wasiiradii-uu-hore-xirsi-karkaarka-waydaariyey-oo-dib-utoobad-keenay-raaligalina-ka-bixiyey\/","title":{"rendered":"Mid kamid ah Wasiiradii uu hore Xirsi karkaarka waydaariyey oo dib utoobad keenay ,Raaligalina ka bixiyey"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Wasiir Ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Nuur (Indha-case), ayaa madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) raaligelin ka siiyey is casilaadii uu hore xilka Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Deegaanka uga tegay, isaga oo dhanka kale ka aqbalay xilka cusub ee madaxweynuhu mar kale u magacaabay masuulkan.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"28509\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/05\/mid-kamid-ah-wasiiradii-uu-hore-xirsi-karkaarka-waydaariyey-oo-dib-utoobad-keenay-raaligalina-ka-bixiyey\/ax\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/ax.jpg?fit=640%2C468&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"640,468\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"ax\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/ax.jpg?fit=640%2C468&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-28509 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/ax.jpg?resize=640%2C468\" alt=\"ax\" width=\"640\" height=\"468\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/ax.jpg?w=640&amp;ssl=1 640w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/ax.jpg?resize=300%2C219&amp;ssl=1 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Prof. Axmed Maxamed Nuur (Indha-case), ayaa isaga oo Magaaladda Hargeysa Wargeyska Saxansaxo Waraysi ku siiyey, waxa uu Madaxweynaha iyo Hay\u2019aha kale ee Qaranka ka raaligeliyey Xilkii ee Kulmiye ka cadhooday uu iskagaga Casilay, waxaanu hoosta ka xariiqay in raaligelintiisa uu sido kale ku balanqaadi doono in uu hiil iyo hooba la garab istaagi doono Murashaxa Madaxweynaha ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi isla markaana uu xilka qaran ee madaxweynuhu mar kale u gartay uu ka aqbalay waajibka xilkaana si fiican u gudan doono<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeen Axmed Maxamed Nuur (Indha-case), oo ka hadlaayey xilka loo magacaabay iyo raaligelinta uu madaxweynaha iyo baarlamaanka iscasilaadiisii hore ka siinaayo wuxu yidhi \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) si weyn, ayaan uga raaligelinayaa isaga iyo Golayaasha Baarlamaanka ee Qaranka Somaliland, Qaladkii yara ee barigii dhawayd dhacay, kaasi oo ahaa aniga iyo nimankii Saaxiibaday ahaa ee Xukuumadda aanu ka wada tirsaneyn ee is casilay ee shaytaanku noo wada sanqadhay, waxaan leeyahay caano daatayba dabadood la qabay, waanigii ka hadhay markiiba qoladaasi aanu Shirkii golaha dhexe ee Kulmiye ka wada cadhoonay\u201d<\/p>\n<p>Prof. Axmed Maxamed Nuur (Indha-case), wuxu inta ku daray \u201cMadaxweynaha waxaan uga mahadcelinayaa xilka uu mar 2aad ii magacaabay waanan ka aqbalay qarankana waxaan ugu shaqayn doona si aan hagrasho laheyn intii hore dhacdayna madaxweyne waxaan ku leeyahay waa uun iska Siyaasad iyo Waayo aragnimaddeeda, dhinaca kale Murashaxa Madaxweynaha ee Kulmiye Md Muuse Biixi Cabdi waxaan isagana u balanqaadayaa halganka Xisbinimo iyo codka deegaan ahaanba haka walwalin ayaan ku leeyahay hada dhinacayga waan ku filanahaye waanan hubaa in aan geestayda ka soo dhalaali doono<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Wasiir Ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Nuur (Indha-case), ayaa madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) raaligelin ka siiyey is casilaadii uu hore xilka Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Deegaanka uga tegay, isaga oo dhanka kale ka aqbalay xilka cusub ee madaxweynuhu mar kale u magacaabay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28509,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-28508","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/ax.jpg?fit=640%2C468&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7pO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28508","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28508"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28508\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28510,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28508\/revisions\/28510"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28509"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28508"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28508"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28508"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}