{"id":28501,"date":"2016-12-05T12:08:22","date_gmt":"2016-12-05T12:08:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28501"},"modified":"2016-12-05T12:08:22","modified_gmt":"2016-12-05T12:08:22","slug":"qalalaase-siyaasadeed-oo-ka-dhashay-natiijada-aftidii-taliyaaniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/05\/qalalaase-siyaasadeed-oo-ka-dhashay-natiijada-aftidii-taliyaaniga\/","title":{"rendered":"Qalalaase siyaasadeed oo ka dhashay natiijada aftidii Taliyaaniga"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Qalalaasa siyaasadeed ayaa ka dhashay natiijadii ka soo baxday aftidii Taliyaaniga. Sidoo kale dhaqaalaha dalka ayey saameyn ku yeelatay aftidaasi la qaaday Axaddii.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha dalka taliyaaniga, Matteo Renzi, ayaa is casilay ka dib markii looga guuleystay aftidii loo qaaday is bedel lagu sameeyo dastuurka dalka.<\/p>\n<p>Shir jaraa&#8217;id oo xalay uu qabtay wuxuu ku sheegay inuu qaadayo masuuliyadda natiijada ka soo baxday aftida.<\/p>\n<p>Siyaasiyiintii u ololeyneysay diidmada isbedelka ayuu ugu baaqay inay qorshe cad soo gudbiyaan.<\/p>\n<p>Natiijada hordhaca ah waxay muujineysaa in &#8220;MAYA&#8221; ay ku horeyso 60 boqolkiiba, halka &#8220;HAA&#8221; ay heshay boqolkiiba 40.<\/p>\n<p>Dadka u soo baxay codeynta waxaa lagu qiyaasayaa boqolkiiba 70, taas oo keentay in dad badan ay diidaan dalabka ra&#8217;iisul wasaaraha iscasilay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qalalaasa siyaasadeed ayaa ka dhashay natiijadii ka soo baxday aftidii Taliyaaniga. Sidoo kale dhaqaalaha dalka ayey saameyn ku yeelatay aftidaasi la qaaday Axaddii. Ra&#8217;iisul wasaaraha dalka taliyaaniga, Matteo Renzi, ayaa is casilay ka dib markii looga guuleystay aftidii loo qaaday is bedel lagu sameeyo dastuurka dalka. Shir jaraa&#8217;id oo xalay uu qabtay wuxuu ku sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27932,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28501","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/111.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7pH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28501","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28501"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28502,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28501\/revisions\/28502"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27932"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}