{"id":28465,"date":"2016-12-04T14:59:10","date_gmt":"2016-12-04T14:59:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28465"},"modified":"2016-12-04T14:59:10","modified_gmt":"2016-12-04T14:59:10","slug":"madaxwayne-siilaanyo-oo-magacaabisisku-badal-iyo-xilka-qaadis-ku-sameeyey-xukuumadiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/04\/madaxwayne-siilaanyo-oo-magacaabisisku-badal-iyo-xilka-qaadis-ku-sameeyey-xukuumadiisa\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Siilaanyo oo Magacaabis,isku badal iyo Xilka qaadis ku sameeyey Xukuumadiisa"},"content":{"rendered":"<p class=\"x_MsoNormal\">Hargaysa(Arabsiyonews):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay <b>JSL\/M\/XERM\/249-4377\/<\/b><b><span lang=\"EN-GB\">12<\/span><\/b><b>2016 <\/b>uu caawa xilka qaadis, isku bedel, iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadiisa.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><u>Madaxweynuhu:-<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Ahmiyadda weyn ee ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In baahi loo qabo buuxinta jagada Wasaaraddaha ee Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Ka Fiirsaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<b><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Ku Qancay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\" style=\"text-align: left;\" align=\"center\"><b><u>Wuxuu go\u2019aansada<\/u><\/b><\/p>\n<div align=\"center\">\n<table class=\"x_gmail-MsoTableGrid\" border=\"1\" width=\"679\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\">\n<tbody>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">1<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"646\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Xuseen Cabdi Boos, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Biyaha ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">2<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"646\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Cabdirisaaq Waabari Rooble, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">3<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"646\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Khadar X. Yuusuf Cabdillaahi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">4<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"646\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Maxamed Axmed Obsiiye, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">5<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"646\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Maxamed Ibrahim Aadan (Qabyo-tire), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">6<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"646\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Maxamuud Warsame Jaamac, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">7<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"646\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Mustafe Maxamuud Cali Bile, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha, Cilmi Baadhista iyo Technology-yadda ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">8<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"646\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Axmed Xaashi Cabdi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Madaxtooyada ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">9<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"646\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Guuleed Cabdi Xasan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">10<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"646\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Liibaan Yuusuf Cismaan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">11<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"646\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Mustafe Faarax Abraar, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">12<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"646\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Cali Maxamuud Cali Samatar, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">13<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"646\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Axmed Xuseen Rooble (Axmed Joqor), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">14<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"646\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Maxamed Sheekh Cumar Xasan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">15<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"646\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Khadar Axmed Diiriye, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">16<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"646\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Yuusuf Ismaaciil Umal (Yucuboole), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">17<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"646\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Cabdiqaadir Sheekh Maxamuud Warsame, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">18<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"646\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Axmed Maxamuud Nuur, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland<b><\/b><\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<\/div>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><i><u>\u00a0<\/u><\/i><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><i><u>Gobolada Dalka<\/u><\/i><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><i><u>Madaxweynuhu:<\/u><\/i><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><i><u>\u00a0<\/u><\/i><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Qodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Ahmiyadda ay Guddoomiyayaasha Gobolladu u leeyihiin Dhismaha Qaranka;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Aqoonsaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In baahi loo qabo buuxinta jagada Guddoomiyaha Gobolada Maroodijeex,Sool, Togdheer \u00a0ee Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Ka Fiirsaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Ku Qancay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n<p class=\"x_MsoNormal\" align=\"center\"><b><u>Wuxuu go\u2019aansaday<\/u><\/b><\/p>\n<table class=\"x_gmail-MsoTableGrid\" border=\"1\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\">\n<tbody>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"24\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">1<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"639\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Axmed Maxamed Caalin (Tiimbaro), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"24\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">2<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"639\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Cabdi Khayre Dirir, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Sool ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"24\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">3<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"639\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Gobolka Togdheer ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"24\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">4<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"639\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Maxamuud Axmed Maxamed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sool ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><i><u>Agaasimeyaasha Guud<\/u><\/i><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><u>Madaxweynuhu:<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (kh) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Ahmiyadda ay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraduhu u leeyihiin dhismaha Qaranka;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In baahi loo qabo buuxinta jagada Agaasimaha Guud ee Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Ka Fiirsaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Ku Qancay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\" align=\"center\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\" align=\"center\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\" align=\"center\"><b><u>Wuxuu go\u2019aansaday<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\" align=\"center\">\n<p class=\"x_MsoNormal\" align=\"center\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\" align=\"center\"><b><u>Wuxuu go\u2019aansaday<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\" align=\"center\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<table class=\"x_gmail-MsoTableGrid\" border=\"1\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\">\n<tbody>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"24\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">1<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"639\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Axmed Abokor Maxamed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, iyo Wacyigelinta ee Jamhuuriyadda Somaliland<b><u><\/u><\/b><\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"24\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">2<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"639\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Maxamuud Ismaaciil Cilmi (Deeq), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"24\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">3<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"639\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Jaamac Axmed Cabdiraxmaan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"24\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">4<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"639\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Maxamed Cilmi Aadan (Ilka-case), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"24\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">5<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"639\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Maamulka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Gobollada iyo Dawladaha Hoose ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"24\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">6<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"639\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Maxamed Geedi Caynaashe, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Dhawrista Tayada (Quality Control) ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"24\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">7<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"639\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Maxamed Aadan Xirsi (Vitamin), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Maamul Wanaagga ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><u>Wakiilada Somaliland u fadhiyidoona Dalalka dibeda<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (r) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland<b>;<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Ahmiyadda Wakiillada Somaliland u fadhiya dalalka dibaddu u leeyihiin dhismaha Qaranka;<b><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In baahi loo qabo buuxinta jagada Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Ingiriiska (United Kingdom);<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Ka Fiirsaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Kartideeda, aqoonteeda iyo hufnaanteeda shaqo;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu ku Qancay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In ay hanan karto xilkan loo magacaabay;<b><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\" align=\"center\"><b><u>Wuxuu go\u2019aansaday<\/u><\/b><\/p>\n<div align=\"center\">\n<table class=\"x_gmail-MsoTableGrid\" border=\"1\" width=\"664\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\">\n<tbody>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"23\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">1<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"641\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Marwo, Ayaan Maxamed Cashuur, laga bilaabo taariikhda maanta ay ahaato Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Ingiriiska (United Kingdom)<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"23\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">2<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"641\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Cali Xuseen Ismaaciil Jirde (Cali Shoombe), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Itoobya<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"23\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">3<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"641\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Ambassador, Cabdifataax Siciid Axmed Guuleed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Jabuuti<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"23\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">4<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"641\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Sekeriye Xasan Wacays, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Sweden<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<\/div>\n<p class=\"x_MsoNormal\" align=\"center\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><u>Hay\u2019adaha Dawladda Somaliland<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><u>Madaxweynuhu:<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Qodobka 90aad Faqradiisa 3aad, Xarafka (t) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<b><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Ahmiyadda uu Baanka Dhexe u leeyahay Dhismaha Qaranka;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In baahi loo qabo buuxinta jagada Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Ka Fiirsaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Ku Qancay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\" align=\"center\"><b><u>Wuxuu go\u2019aansaday<\/u><\/b><\/p>\n<table class=\"x_gmail-MsoTableGrid\" border=\"1\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\">\n<tbody>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"37\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">1<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"625\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Maxamed Cabdi Ibraahim (Dhoobaale), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"37\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">2<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"625\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Naasir Ay-jeex Jaamac, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Fulinta Guddida La Dagaalanka HIV AIDS-ka (SOLNAC) ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"37\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">3<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"625\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Khadar Maxamed Cakule, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Guud ee Telefishanka Qaranka Madaxa Bannaan ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"37\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">4<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"625\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Maxamed Cali Axmed (Daarood), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Magaalada Hargeysa ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"37\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">5<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"625\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Maxamed Cabdiraxmaan Liibaan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeye Ku-xigeenka Madbacadda Qaranka ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"37\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">6<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"625\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Axmed Daa\u2019uud Geedi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Xisaabiyaha Guud ee Qaranka<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><u>La-taliyeyaasha Madaxweynaha JSL<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><u>Madaxweynuhu:<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Ahmiyadda La-taliyaha Gaarka ah (Special Advisor) ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In baahi loo qabo buuxinta jagadan;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Ka Fiirsaday:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Markuu Ku Qancay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/b>In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\n<p class=\"x_MsoNormal\" align=\"center\"><b><u>Wuxuu go\u2019aansaday<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\" align=\"center\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><u>Ujeedo Xilka Qaadis<\/u><\/b><\/p>\n<table class=\"x_gmail-MsoNormalTable\" border=\"1\" width=\"697\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"left\">\n<tbody>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"31\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">1<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"666\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Cali Maxamed Warancadde, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-taliyaha Gaarka ah (Special Advisor) ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"31\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">2<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"666\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Abiib Axmed Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Macdanta<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"31\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">3<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"666\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">In Mudane, Cabdillaahi X. Jaamac Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado La Taliyaha Baanka Dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p class=\"x_MsoNormal\" align=\"center\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">\n<table class=\"x_gmail-MsoTableGrid\" border=\"1\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\">\n<tbody>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">1<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Mudane, Baashe Cali Jaamac, Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Biyaha<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">2<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Mudane, Cabdillaahi Faarax Maydhane,\u00a0Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">3<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Mudane, Cumar Sheekh Maxamed Faarax (Cumar Yare), \u00a0Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">4<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Mudane, Boos Mire Maxamed,\u00a0 Wasiiru-dawlihii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">5<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Mudane, Axmed Nuur Aw Cabdi Shaacir, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">6<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Marwo, Shugri Xariir Ismaaciil, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">7<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Mudane, Cabdi Maxamed Hirad, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud,\u00a0Guriyeynta iyo Gaadiidka<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">8<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Mudane, Siciid Cabdi Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">10<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Mudane, Cismaan Garaad Soofe, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">11<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Marwo, Rooda Jaamac Cilmi, Wakiilkii Hore ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Sweden<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">12<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Mudane, Maxamed Warsame Cali Cigaal, Wakiilkii Hore ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Jabuuti<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">13<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Mudane, Cali Aadan Cawaale, Wakiilkii Hore ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Dalka Ingiriiska<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">14<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Mudane, Ibraahim Siyaad Yoonis, Maareeyihii Hore ee Wakaaladda Biyaha Magaalada<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">15<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Mudane, Cabdi Cali Mahdi, Maareeyihii Hore ee Telefishanka Qaranka Madaxa Bannaan ee JSL<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">16<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Mudane, Cabdirashiid Xirsi Dalmar Xasan, Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Gobolka Sool<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">17<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Mudane, Nuuradiin Maxamed Cabdillaahi, Agaasimihii Guud ee Hore ee Hay\u2019adda Dhawrista Tayada<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">18<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Mudane, Xasan Aadan Geedi, Agaasimihii Guud ee Hore ee Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladda<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">19<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Mudane, Cabdiraxmaan Yuusuf Ismaaciil, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda<\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td valign=\"top\" width=\"33\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">20<\/p>\n<\/td>\n<td valign=\"top\" width=\"630\">\n<p class=\"x_MsoNormal\">Mudane, Siciid Cabdi Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenkii Hore ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga ah<b><\/b><\/p>\n<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\"><b>Mudaneyaal iyo Marwooyin<\/b><\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\"><b>\u00a0<\/b><\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Waxaan aad idinku mahadinayaa muddadii aynu wada shaqaynaynay. Xilalka Qaranka ayey dabcigeed tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid hanan karta loo dhiibo.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Sidaa darteed, waxaan gartay in aan idinka qaado xilalkii aad u hayseen \u00a0qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">\n<p class=\"x_gmail-MsoNormalCxSpMiddle\">Haddaba, waxaan idinka rajaynayaa in si niyad sami ah aad ugu wareejisaan xilalka aad hayseen Mudaneyaasha iyo Marwooyinka aan xilalka qaranka u soo igmaday una magacaabay.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><u>\u00a0<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><u>ALLAA MAHAD LEH<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><a target=\"_blank\" name=\"x__GoBack\"><\/a><b><span lang=\"SQ\">Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr)<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><span lang=\"SQ\">Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/span><\/b><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL\/M\/XERM\/249-4377\/122016 uu caawa xilka qaadis, isku bedel, iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadiisa. Madaxweynuhu:- \u00a0 Markuu Arkay:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey:\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Ahmiyadda weyn ee ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka; Markuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28466,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-28465","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/12\/madaxwayne-Siilaanyo.jpeg?fit=160%2C90&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7p7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28465","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28465"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28465\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28467,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28465\/revisions\/28467"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28466"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28465"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28465"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28465"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}