{"id":28406,"date":"2016-12-01T11:09:48","date_gmt":"2016-12-01T11:09:48","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28406"},"modified":"2016-12-01T11:10:13","modified_gmt":"2016-12-01T11:10:13","slug":"halkan-ka-daawo-qaabkii-madaxwayne-donald-turmp-uga-hadlay-weerarkii-wiilka-somaliga-ahi-ku-dilay-11-qof-iyo-waxa-uu-ku-micneyeey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/12\/01\/halkan-ka-daawo-qaabkii-madaxwayne-donald-turmp-uga-hadlay-weerarkii-wiilka-somaliga-ahi-ku-dilay-11-qof-iyo-waxa-uu-ku-micneyeey\/","title":{"rendered":"HALKAN KA DAAWO QAABKII MADAXWAYNE DONALD TURMP UGA HADLAY WEERARKII WIILKA SOMALIGA AHI KU DILAY 11 QOF IYO WAXA UU KU MICNEYEEY."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Arabsiyo News&#8212;Madaxwaynaha cusub ee dhawaan loo doortey madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa si kakan uga hadlay weerarkii Wiilkii Soomaliga ahaa Maalintii Isniinta ku qaaday Jaamacada Ohio halkaasi oo mindi uu qudha kaga jaray 11 Qof.<\/p>\n<p>Madaxwayne Trump waxa uu ku micneeyey falka Wiilkaasi SOomaliga ah uu u gaystay Ardaydaasi Mid qalad ah isaga oo sheegay in qaladka ugu wayn uu ahaa joogitaanka qaxoontinimo ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Madaxwayne Donald waxa kale uu uu sheegay in masuuliyada weerarka ay iska leeyihiin kooxda Daacish isla markaana uu ninkaasi Soomaliga ahi u fududeeyey in uu dhaco.<\/p>\n<\/div>\n<p>Madaxwaynaha haatan ee Maraykanka loo doortey ayaa waxa uu xiligii olalahiisa weeraro dhanka afka ah dhawr goor ku qaaday Soomalida Qaxoontiga ah ee ku sugan dalka Maraykanka.<\/p>\n<p><strong><em>Halkan Ka Daawo Muuqaalka<\/em><\/strong><\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" src=\"http:\/\/www.youtube.com\/embed\/3pEsGxPnoCI?version=3&amp;rel=1&amp;fs=1&amp;autohide=2&amp;showsearch=0&amp;showinfo=1&amp;iv_load_policy=1&amp;wmode=transparent\" width=\"640\" height=\"390\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News&#8212;Madaxwaynaha cusub ee dhawaan loo doortey madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa si kakan uga hadlay weerarkii Wiilkii Soomaliga ahaa Maalintii Isniinta ku qaaday Jaamacada Ohio halkaasi oo mindi uu qudha kaga jaray 11 Qof. Madaxwayne Trump waxa uu ku micneeyey falka Wiilkaasi SOomaliga ah uu u gaystay Ardaydaasi Mid qalad ah isaga oo sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28387,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28406","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/TRUMP.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7oa","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28406","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28406"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28406\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28408,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28406\/revisions\/28408"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28387"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28406"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28406"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28406"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}