{"id":2835,"date":"2014-12-29T12:54:12","date_gmt":"2014-12-29T12:54:12","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2835"},"modified":"2014-12-29T12:54:12","modified_gmt":"2014-12-29T12:54:12","slug":"axmadiyiin-lagu-dilay-pakistan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/29\/axmadiyiin-lagu-dilay-pakistan\/","title":{"rendered":"Axmadiyiin lagu dilay Pakistan"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\"><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/Capture29.gif\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2836\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/Capture29.gif?resize=293%2C166\" alt=\"Capture\" width=\"293\" height=\"166\" \/><\/a><\/p>\n<p class=\"story-body__introduction\">Ninka la dilay ayaa noqonaya kii 11-aad ee dadka Axmadiyiinta dalka Pakistan looga dilo sanadkan.<\/p>\n<p>Axmadiyiinta ayaan dalkaasi looga aqoonsaneyn Muslimiin, in kasta oo ay iyagu sheegaan in ay haystaan diinta Islaamka.<\/p>\n<p>Pakistan ayaa sanadkii 1974-tii ku dhawaaqday in dalkeeda aan dadka Axmadiyiinta Muslim looga aqoonsan karin.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah culimada Muslimka ah ee Pakistan ayaa qaba in uu banaanyahay dilka dadka Axmadiyiinta, qofkii Muslim ah ee dilana uu janada ku galayo.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah culimadaasi ayaa daabacay cinwaannada guryaha ay Pakistan kaga nool yihiin dadka Axmadiyiinta.<\/p>\n<p>Axmadiyiinta ayaa rumeysan in ninka bilaabay caqiiqadooda lagu magacaabo Mirza Ghulam Ahmad, uu nebi ahaa. Waxa uu dhintay sanadkii 1908-dii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ninka la dilay ayaa noqonaya kii 11-aad ee dadka Axmadiyiinta dalka Pakistan looga dilo sanadkan. Axmadiyiinta ayaan dalkaasi looga aqoonsaneyn Muslimiin, in kasta oo ay iyagu sheegaan in ay haystaan diinta Islaamka. Pakistan ayaa sanadkii 1974-tii ku dhawaaqday in dalkeeda aan dadka Axmadiyiinta Muslim looga aqoonsan karin. Qaar ka mid ah culimada Muslimka ah ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2836,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2835","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-JJ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2835","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2835"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2835\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2835"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2835"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2835"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}