{"id":28256,"date":"2016-11-24T13:16:55","date_gmt":"2016-11-24T13:16:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28256"},"modified":"2016-11-24T15:17:36","modified_gmt":"2016-11-24T15:17:36","slug":"daawo-maxaa-ka-soo-baxay-wadahadaladii-u-dhaxeeyey-xisbiga-waddani-iyo-garabkii-jamaal-cali-xuseen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/24\/daawo-maxaa-ka-soo-baxay-wadahadaladii-u-dhaxeeyey-xisbiga-waddani-iyo-garabkii-jamaal-cali-xuseen\/","title":{"rendered":"DAAWO MAXAA KA SOO BAXAY WADAHADALADII U DHAXEEYEY XISBIGA WADDANI IYO GARABKII JAMAAL CALI XUSEEN,"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Inay Jiraan Warar Sheegaya In Booskii Axmed Muumin Seed Laga Caydhiyay Lagu Badalayo Jamaal Cali Xuseen<br \/>\nHargeyas(Ramaas)Nov.24,2016-Gudida wada hadalada xisbiga WADDANI uga qayb galaya wada hadalada ay la fureen garabka Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay warar sheegaya in xisbiga WADDANI booskii laga caydhiyay gudoomiye ku xigeenkii hore Axmed Muumin Seed lagu baddalayo Jamaal Cali Xuseen.<\/p>\n<p>Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo ahaa wasiirkii hore ee wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland kana mid ah xubnaha xisbiga WADDANI u xulay inay uga qayb galaan wada hadaladaasi ayaa ka hadlay wararkaasi sheegaya in booskii laga saaray Axmed Muumin Seed lagu badalayo Jamaal Cali Xuseen.<br \/>\nWaxaana uu Ex wasiir Cabdirisaaq Khaliif sheegay inaanay wararkaasi waxba ka jirin isla markaana wada hadaladani aanay ahayd wada hadal lagaga hadlay wax gaar ah balse uu yahay wada hadalku in marka hore garabkan Jamaal ay ku qancaan loona soo bandhigo mabaa\u2019diida u taala xisbiga WADdANI.<br \/>\nCabdirisaaq Khaaliif waxa uu sheegay in ay meel wanaagsan marayaan wada hadaladu ayna dhawdhaw yihiin waxaana isagoo arrimaahasi ka hadlaya uu yidhi.<\/p>\n<\/div>\n<p>\u201cWax alle wax hadda laysla gaadhay ma jirto wararkaasina waa warar aan jirin waxyaalaha aan garabkan ka wada hadlaynayna maaha waxyaalo gaar ah ee waxay ahaayeen in marka koowaad laysla waafaqo mabaa\u2019diidii guud oo ay ku qancaan garabkani mabaa\u2019diida xisbiga taala,hadii aan taa isla qaadanana waxii kale Ayaan ka wada hadlaynaa,waad ogayd aniguba shalay kamaan mid ahayn xisbiga markii aanu ku qanacnay mabaa\u2019diidi warkii aan idin siinay waxa uu ahaa 15 qodob waxaan xisbiga ku heshiinay,markii xisbigu aqbaly Ayaan u gudubnay inaan iskula gondo dagno wax wada lahaansho,wax wada lahaanshuna wuu danbaynayaa lkn arrinkan aan ka wada hadlaynay waa iska dhaw dhawdahay mabaa\u2019diidu\u201dsidaas ayuu yidhi Ex wasiir Cabdirisaaq Khaliif<\/p>\n<p><strong><em>Halkan Ka Daawo Muuqaalka<\/em><\/strong><\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" src=\"http:\/\/www.youtube.com\/embed\/yvFx6loQU1o?version=3&amp;rel=1&amp;fs=1&amp;autohide=2&amp;showsearch=0&amp;showinfo=1&amp;iv_load_policy=1&amp;wmode=transparent\" width=\"640\" height=\"390\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Inay Jiraan Warar Sheegaya In Booskii Axmed Muumin Seed Laga Caydhiyay Lagu Badalayo Jamaal Cali Xuseen Hargeyas(Ramaas)Nov.24,2016-Gudida wada hadalada xisbiga WADDANI uga qayb galaya wada hadalada ay la fureen garabka Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay warar sheegaya in xisbiga WADDANI booskii laga caydhiyay gudoomiye ku xigeenkii hore Axmed Muumin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27932,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28256","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/111.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7lK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28256","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28256"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28256\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28257,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28256\/revisions\/28257"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27932"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28256"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28256"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28256"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}