{"id":28253,"date":"2016-11-24T12:15:01","date_gmt":"2016-11-24T12:15:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28253"},"modified":"2016-11-24T15:16:39","modified_gmt":"2016-11-24T15:16:39","slug":"hot-news-tv-cusub-oo-uu-leeyahay-dhagar-qabe-janaraal-moorgan-oo-hawadda-soo-galay-iyo-xaruntiisa-guud-oo-hargeysa-laga-dhigaymagac-tv-gamooganaanta-reer-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/24\/hot-news-tv-cusub-oo-uu-leeyahay-dhagar-qabe-janaraal-moorgan-oo-hawadda-soo-galay-iyo-xaruntiisa-guud-oo-hargeysa-laga-dhigaymagac-tv-gamooganaanta-reer-somaliland\/","title":{"rendered":"Hot News TV- CUSUB OO UU LEEYAHAY DHAGAR-QABE JANARAAL MOORGAN OO HAWADDA SOO GALAY IYO XARUNTIISA GUUD OO HARGEYSA LAGA DHIGAY+MAGAC TV-GA+MOOGANAANTA REER SOMALILAND."},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Janaaral Moorgan oo ahaa ninkii hormeedka ka ahaa xasuuqii foosha xumaa ee ay qaar ka tirsan ciidamadii dowladii Siyaad barre ka geysteen Somaliland,iyadoo hadda marka ay maqlaan magac morgan dad badan oo reer Somaliland ay dib u soo xasuusanayaa curadadoodii aabayaashii caruurtii iyo halddoorkii uu qudha ka jaray dhagar -qabe Moorgan,balse hadda ayaa la sheegayaa in uu Janaraal Moorgan uu u soo shaqo tegay dadkii uu xasuuqa u geystay,isagoo xarun Tv-ga ka bineeyey badhtamaha magaalada Hargeysa,waxaanu kamid \u00a0noqonayaa Tv-yada afka somaaliga, lakiin\u2019se ay xaruntiisa guud noqonayso Hargeysa.<\/p>\n<\/div>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"size-full wp-image-30836 aligncenter\" src=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Morgan-Galkacyo1.jpg?resize=640%2C427\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Morgan-Galkacyo1.jpg?w=640 640w, http:\/\/i0.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Morgan-Galkacyo1.jpg?resize=300%2C200 300w\" alt=\"morgan-galkacyo1\" width=\"640\" height=\"427\" \/><br \/>\nWarar xog-ogaal ah ayaa noo sheegay in Tv-ga Waaberi lagu magacaabo oo todobaadka hawada si toos ah u soo galay uu Mulkiilaha dhabta ah ka yahay dhagar-qabe Janaraal Moorgan-kii xasuuqay arxandarada ka geystay Somaliland,iyadoo afartii billood ee ugu dambaysay isla magaalada Hargeysa lagu carbinayey shaqaalihii ka hawgeli lahaa,kuwaas oo u badan dhalinyarado hadda u haamum -qabta cod-baahiyahay in ay cudha qabsadaan,waxaa\u2019se xusid mudan in xarunta guud ee Tv-ga dhagar -qabe Moorgan laga dhigay magaalada Hargeysa,iyadoo xafiis weyn oo bilicsan laga sameeyey xaafada Badda-cas ee magaalada Hargeysa<\/p>\n<p>Dhan kalena Tv-ga Waaberi oo ayaa Xukuumadda KULMIYE siisay ruqsad ogolaansha, ayaa la sheegay inuu ku qoranyahay nin lagu Magacaabo xassan Duran Ahmed\u00a0,kaasi oo ay ilma-adeer yihii wasiiraka caafimaadka somaliland Xagla-toosiye,isaga oo nin kanu \u00a0kamid ahaa dadka sheerka aan buurnayn ku lahaa Tv-ga Kalsan Tv,\u00a0hase yeeshee ninka hadda shaashada la soo dhigay ee laleeyahay waa mulkiilaha Tv-ga waaberi ayaa \u00a0ah waraabe u taag ,iyadoo\u00a0la sheegay inuu xaqlaha dhabta ah ee Tv-ga Waaberi yahay ninkii sida wax-shinimada leh u xasuuqay shacabka Somaliland xiligii dowaladii Siyaad Barre.<\/p>\n<p>Ugu dambayntii dhagar-qabe Moorgan oo horre xasuuqa \u00a0xun uga geystay somaliland, ayaa hadda umuuqda mid u soo shaqo tegay dadkii uu xasuuqa u geystay,iyadoo ay xusid mudan in uu Tv- uu leeyahay oo lagu magacaabo Waaberi Tv \u00a0uu hawadda soo \u00a0galay,isla markaana \u00a0ay xaruntiisa guud noqonayso magaalada Hargeysa,waxaase nasiib darro ah in Xukuumadda KULMIYE \u00a0ay siisay ruqsada ogolaasha\u2019ha.!!!!<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Janaaral Moorgan oo ahaa ninkii hormeedka ka ahaa xasuuqii foosha xumaa ee ay qaar ka tirsan ciidamadii dowladii Siyaad barre ka geysteen Somaliland,iyadoo hadda marka ay maqlaan magac morgan dad badan oo reer Somaliland ay dib u soo xasuusanayaa curadadoodii aabayaashii caruurtii iyo halddoorkii uu qudha ka jaray dhagar -qabe Moorgan,balse hadda ayaa la sheegayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28254,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28253","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Morgan-Galkacyo1.jpg?fit=640%2C427&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7lH","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28253","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28253"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28253\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28255,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28253\/revisions\/28255"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28254"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28253"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28253"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28253"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}