{"id":28231,"date":"2016-11-23T13:17:13","date_gmt":"2016-11-23T13:17:13","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28231"},"modified":"2016-11-23T13:17:13","modified_gmt":"2016-11-23T13:17:13","slug":"xisbiga-waddani-oo-ku-dhawaaqey-dacwad-ka-dhan-ah-garabka-dhalinyarada-xisbiga-kulmiye-ee-dhawaan-la-magacaabey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/23\/xisbiga-waddani-oo-ku-dhawaaqey-dacwad-ka-dhan-ah-garabka-dhalinyarada-xisbiga-kulmiye-ee-dhawaan-la-magacaabey\/","title":{"rendered":"Xisbiga Waddani Oo Ku Dhawaaqey Dacwad Ka Dhan Ah Garabka Dhalinyarada Xisbiga Kulmiye Ee Dhawaan La Magacaabey"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha garabka dhalinyarada xeer qaran ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq<\/p>\n<p>Dhamme oo maanta warbaahinta kula hadley xarunta dhexe ee xisbigaasi ayaa waxaa uu eedeymo culus u jeediyey dhigiisa xisbiga Kulmiye ee dhawaan la magacaabey .<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" title=\"\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/uploads\/editor\/DhammeF.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Muddane Dhamme waxaa uu garabka dhalinyarada xisbiga Kulmiye ee dhawaan la magacaabey ku sheegay in xubno ka mid ahi ay yahiin shaqaale dawladeed isla markaana xisbigii kulmiye jabiyey digreeto \u00a0dalka u taalay \u00a0oo sheegeysa \u00a0in aan shaqaalaha dawladu aanay ku dhex milmin xisbiyada siyaasada \u00a0isla markaana waxaa ay sheegen in dacwad ka dhan ah shaqalaahaas \u00a0dawlada ee xisbiga Kulmiye magacaabey ay u gudbin doonan haay&#8217;ada shaqaalaha Soamliland<\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"YouTube video player\" src=\"http:\/\/www.youtube.com\/embed\/AzNDzKT7x60\" width=\"480\" height=\"390\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha garabka dhalinyarada xeer qaran ee xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme oo maanta warbaahinta kula hadley xarunta dhexe ee xisbigaasi ayaa waxaa uu eedeymo culus u jeediyey dhigiisa xisbiga Kulmiye ee dhawaan la magacaabey . Muddane Dhamme waxaa uu garabka dhalinyarada xisbiga Kulmiye ee dhawaan la magacaabey ku sheegay in xubno ka mid ahi ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28232,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28231","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/DhammeF.jpg?fit=675%2C508&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7ll","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28231","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28231"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28231\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28233,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28231\/revisions\/28233"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28232"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28231"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28231"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28231"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}