{"id":28173,"date":"2016-11-21T11:04:06","date_gmt":"2016-11-21T11:04:06","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28173"},"modified":"2016-11-21T11:04:06","modified_gmt":"2016-11-21T11:04:06","slug":"xisbiga-kulmiye-oo-magacaabay-garabka-dhallinyarada-heer-qaran-xisbiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/21\/xisbiga-kulmiye-oo-magacaabay-garabka-dhallinyarada-heer-qaran-xisbiga\/","title":{"rendered":"XISBIGA KULMIYE OO MAGACAABAY GARABKA DHALLINYARADA HEER QARAN XISBIGA"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" align=\"center\"><b><u><span lang=\"EN-GB\">War-saxaafadeed<\/span><\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0\u00a0<b><span lang=\"EN-GB\">November 21<sup>st<\/sup>, 2016<\/span><\/b><\/p>\n<\/div>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">Ku: <\/span><\/b><b><span lang=\"EN-GB\">Xubnaha Garabka Dhallinyarada Heer Qaran Xisbiga KULMIYE<\/span><\/b><b><span lang=\"EN-GB\">\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 = Hargiesa =<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">Ku: Saxaafadda madaxbannaan iyo ta dawladda\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 = Xarumahood =<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">Og: Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 = Hargiesa =<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-GB\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" align=\"center\"><b><span lang=\"EN-GB\">Ujeeddo: <\/span><\/b><b><u><span lang=\"EN-GB\">Magacaabista Garabka Dhallinyaradda Heer Qaranka ee Xisbiga KULMIYE<\/span><\/u><\/b><b><span lang=\"EN-GB\">.<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-GB\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu digreeto Guddoomiye oo summadeedu tahay XK\/XGX\/0042227\/2016 ku magacaabay Garabka Dhallinyaradda Heer Qaranka ee Xisbiga KULMIYE.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>Guddoomiyuhu;<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">v Markuu arkay muhiimadda dhismaha Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee xisbiga KULMIYE u leeyahay hawlaha iyo habsami-u-socodka abaabulka xisbiga,<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">v Markuu ku qancay kartidooda iyo aqoontooda,<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Waxa uu maanta oo ay bishu tahay November 21, 2016 u magacaabay xubnaha hoos ku qoran in ay noqdaan Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee xisbiga KULMIYE:<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-GB\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">1. Cabdinajax Siyaad Aw Cabdi \u2013 In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiyaha Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee xisbiga KULMIYE.<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">2. Cabdirashiid Muuse Abyan\u2013 In maanta laga bilaabo uu ahaado Guddoomiye-ku-xigeenka Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee xisbiga KULMIYE.<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">3. Axmed Abiib Haayir \u2013 In maanta laga bilaabo uu ahaado Xoghayaha Guud ee Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee xisbiga KULMIYE.<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">4. Liibaan Ismaaciil Cabdillaahi \u2013 In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Waaxda Abaabulka iyo Wacyigelinta Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee xisbiga KULMIYE.<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">5. Mustafe Faarax Cali (Qalab) \u2013 In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Waaxda Xidhiidhka Gobollada iyo Degmooyinka Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee xisbiga KULMIYE.<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">6. Mahad Jaamac Maxamed \u2013 In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Waaxda Qorshaynta, Jaan-goynta iyo Daraasaadka Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee xisbiga KULMIYE.<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">7. Dr. Mustafe Muumin Muuse \u2013 In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Waaxda Arrimaha Bulshada iyo Deegaanka Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee xisbiga KULMIYE.<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">8. Xamda Aw Daahir Afqarshe \u2013 In maanta laga bilaabo ay ahaato Madaxa Waaxda Xidhiidhka Caalamiga ah iyo Isgaadhsiinta Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee xisbiga KULMIYE.<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">9. Muxiyadiin Yuusuf Ibraahim \u2013 In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Waaxda Xidhiidhka Saxaafadda iyo Warbaahinta Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee xisbiga KULMIYE.<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">10. Galab Muumin Raage \u2013 In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Waaxda Xidhiidhka Ciyaaraha Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee xisbiga KULMIYE.<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">11. Maxamuud Jaamac Gudaal \u2013 In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Waaxda Dhaqaalaha Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee xisbiga KULMIYE.<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">12. Faysal Cumar Madar \u2013In maanta laga bilaabo uu ahaado Madaxa Waaxda Faafinta Barnaamij Siyaasadeedka xisbiga KULMIYE ee Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee xisbiga KULMIYE.<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">13. Bilan Maxamuud Maxamed \u2013 In maanta laga bilaabo ay ahaato Ku-xigeenka Madaxa Waaxda Arrimaha Bulshada iyo Deegaanka Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee xisbiga KULMIYE.<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">14. Axmed Daahir Axmed \u2013 In maanta laga bilaabo uu ahaado Ku-xigeenka Waaxda Xidhiidhka Gobollada iyo Degmooyinka Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee xisbiga KULMIYE.<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">15. Zamzam Ibraahim Aadan \u2013 In maanta laga bilaabo ay ahaato Ku-xigeenka Waaxda Dhaqaalaha Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee xisbiga KULMIYE.<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">16. Cabdixakiim Xasan Axmed \u2013 In maanta laga bilaabo uu ahaado Ku-xigeenka Waaxda Abaabulka iyo Wacyigalinta Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee xisbiga KULMIYE.<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Guddoomiyuhu waxa uu u rajaynayaa xubnahan in Alle ku asturo, kuna guuleeyo gudashada xilkaas muhiimka u ah ka qaybgalka dhallinyaradda ee go\u2019aamada heer qaran ee xisbiga KULMIYE.<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" align=\"center\"><b><span lang=\"EN-GB\">\u00a0<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" align=\"center\"><b><span lang=\"EN-GB\">ALLAA MAHAD LEH<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\" align=\"center\"><b><span lang=\"EN-GB\">\u00a0<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b><span lang=\"EN-GB\">Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi)<\/span><\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><span lang=\"EN-GB\">______________________________________________<\/span><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\"><b>Afhayeenka Xisbiga KULMIYE<\/b><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Email: <a href=\"mailto:kulmiyemanager@gmail.com\" target=\"_blank\">kulmiyemanager@gmail.com<\/a><\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Telephone: +25263 4026659, +25263 4426677,<\/p>\n<p class=\"oneComWebmail-MsoNormal\">Sha\u2019ab Area, Hargeisa, Somaliland Republic.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-saxaafadeed \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27952,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28173","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/kulmiye.jpeg?fit=120%2C90&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7kp","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28173","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28173"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28173\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28174,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28173\/revisions\/28174"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27952"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28173"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28173"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28173"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}