{"id":28170,"date":"2016-11-21T11:01:28","date_gmt":"2016-11-21T11:01:28","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28170"},"modified":"2016-11-21T11:01:28","modified_gmt":"2016-11-21T11:01:28","slug":"salaad-cali-jeele-oo-madaxweyne-xasan-sheekh-eedo-kulul-ujeediyay-shaacana-ka-qaaday-arrimo-badan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/21\/salaad-cali-jeele-oo-madaxweyne-xasan-sheekh-eedo-kulul-ujeediyay-shaacana-ka-qaaday-arrimo-badan\/","title":{"rendered":"SALAAD CALI JEELE OO MADAXWEYNE XASAN SHEEKH EEDO KULUL UJEEDIYAY SHAACANA KA QAADAY ARRIMO BADAN"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa Wuxuu sheegay in Dawlada Waqtigeedu dhamaaday Xiligan, ay ku howlan tahay in Hantidii iyo Mushaharkii Dawlada ay ku bixinayso Xildhibaanada Cusub.<\/p>\n<blockquote><p>\u201cWaxay kusoo Wada Ururtay in Xasan sheekh loo Wada shaqeeyo, Isaga ayaa Xildhibaanadii lacag kusoo saaraya, Wuxuuna doonayaa sidii uu kusoo Noqon lahaa \u201c Ayuu yidhi Salaad cali Jeelle.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in dagaalada ka dhacay Qaybo kamid ah maamulada dalka ay ka danbeeyaan Kooxda Damu-jadiid, \u201cHabaynkii ugu danbeeyay ee Hirshabeele doorashadu ka socotay, markii laga guulaystay midkii ka socday Damu-jadiid ayaa laydhkii la damiyey, oo dagaal iyo Rasaasna ay ka Bilaabatay\u201d<\/p><\/blockquote>\n<\/div>\n<p><strong>Halkan Ka Daawo<\/strong><\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" src=\"http:\/\/www.youtube.com\/embed\/qUnZPAx4WgY?version=3&amp;rel=1&amp;fs=1&amp;autohide=2&amp;showsearch=0&amp;showinfo=1&amp;iv_load_policy=1&amp;wmode=transparent\" width=\"640\" height=\"390\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/span>Share this:<\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa Wuxuu sheegay in Dawlada Waqtigeedu dhamaaday Xiligan, ay ku howlan tahay in Hantidii iyo Mushaharkii Dawlada ay ku bixinayso Xildhibaanada Cusub. \u201cWaxay kusoo Wada Ururtay in Xasan sheekh loo Wada shaqeeyo, Isaga ayaa Xildhibaanadii lacag kusoo saaraya, Wuxuuna doonayaa sidii uu kusoo Noqon lahaa \u201c Ayuu yidhi Salaad cali Jeelle. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":28171,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28170","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Salaad-cali-jeele.jpg?fit=634%2C386&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7km","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28170","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28170"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28170\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28172,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28170\/revisions\/28172"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/28171"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28170"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28170"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28170"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}