{"id":2808,"date":"2014-12-29T12:14:38","date_gmt":"2014-12-29T12:14:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2808"},"modified":"2014-12-29T12:14:38","modified_gmt":"2014-12-29T12:14:38","slug":"madaxweynaha-somalia-oo-safar-ku-tagay-masar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/29\/madaxweynaha-somalia-oo-safar-ku-tagay-masar\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somalia Oo Safar Ku Tagay Masar"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"bor_01 mar_r03 fl\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ramaasnews.com\/media\/k2\/items\/cache\/16dc13c103ea564c0585af832d956f60_L.jpg?resize=274%2C274\" alt=\"\" width=\"274\" height=\"274\" \/><\/p>\n<h1>Qaahir (AN) Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xalay Saqdii dhexe gaadhay Caasimada Dalka Masar kaddib markii uu Muqdisho ka kicitimay. Madaxweynaha iyo Weftigiisu waxay halkaasi u tageen Marti qaad rasmi ah oo ay ka heleen Madaxweynaha Masar Cabdicasiis Al-sii-sii.<\/h1>\n<h1>Madaxweynaha Somalia ayaa kulamo la yeelanaya Madaxweynaha Masar oo la sheegay inay ka wada hadlayaan xoojinta xidhiidhka labada waddan iyo sidii kor loogu qaadi lahaa Iskaashiga Somalia iyo Masar.<\/h1>\n<h1>Sidoo kale waxa uu Xasan Sheekh kulamo la yeelanayaa Madaxda Jaamacadda Carabta oo ay ka wada hadlayaan sidii loo hirgalin lahaa Ballamo Jaamacadda Carabtu hore ugu qaaday Somalia.<\/h1>\n<p>Wararka ayaa intaasi ku daraya in Madaxweyne Xasan Sheekh dhigiisa Masar kala hadlayo sidii loo sii dayn lahaa dad Soomaali ah Xabsiyada Masar ku xidhan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahir (AN) Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xalay Saqdii dhexe gaadhay Caasimada Dalka Masar kaddib markii uu Muqdisho ka kicitimay. Madaxweynaha iyo Weftigiisu waxay halkaasi u tageen Marti qaad rasmi ah oo ay ka heleen Madaxweynaha Masar Cabdicasiis Al-sii-sii. Madaxweynaha Somalia ayaa kulamo la yeelanaya Madaxweynaha Masar oo la sheegay inay ka wada hadlayaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2811,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2808","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Ji","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2808","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2808"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2808\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2808"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2808"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2808"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}