{"id":28003,"date":"2016-11-17T09:28:27","date_gmt":"2016-11-17T09:28:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=28003"},"modified":"2016-11-17T09:28:27","modified_gmt":"2016-11-17T09:28:27","slug":"war-deg-dega-isku-dhac-laba-gaadhi-oo-saaka-ka-dhacay-waddada-u-dhaxaysa-gabiley-iyo-kalabaydhkhasaaraha-ka-dhashay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/17\/war-deg-dega-isku-dhac-laba-gaadhi-oo-saaka-ka-dhacay-waddada-u-dhaxaysa-gabiley-iyo-kalabaydhkhasaaraha-ka-dhashay\/","title":{"rendered":"WAR DEG DEGA ISKU DHAC LABA GAADHI OO SAAKA KA DHACAY WADDADA U DHAXAYSA GABILEY IYO KALABAYDH+KHASAARAHA KA DHASHAY."},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo News-Shil baabuur oo sababay khasaaraha dhimasho \u00a0leh ayaa saaka subax ka dhacay Wadada u dhaxaysa Magaalooyinka Gabiley iyo Kalabaydh,<\/p>\n<p>Shilkan ayaa waxaanu sababey \u00a0dhimashada Laba Ruux kuwaasi oo magacyadoodu yihiin mustafe muxumed nuur(gees)iyo sidoo kale C\/raxiim Cagaf waxaanay labadan marxuum kala ahaayeen labada dirawal ee waday labada gaadhi ee isku dhacay.<\/p>\n<p>Labadan gaadhi ee isku dhacay ayaa kala ahaa gaadhiga loo yaqaan Nouh iyo sidoo kale gaadiidka yar yar ee Mark-2 kuwaasi oo ahaa gaadiid Qaad halka gaadhiga Nouh,da uu u shaqaynaayey Shirkada Qaadka ee loo Yaqaan Gaafane.<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News-Shil baabuur oo sababay khasaaraha dhimasho \u00a0leh ayaa saaka subax ka dhacay Wadada u dhaxaysa Magaalooyinka Gabiley iyo Kalabaydh, Shilkan ayaa waxaanu sababey \u00a0dhimashada Laba Ruux kuwaasi oo magacyadoodu yihiin mustafe muxumed nuur(gees)iyo sidoo kale C\/raxiim Cagaf waxaanay labadan marxuum kala ahaayeen labada dirawal ee waday labada gaadhi ee isku dhacay. Labadan gaadhi ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27948,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-28003","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/dedeg.jpg?fit=488%2C280&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7hF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28003","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=28003"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28003\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28004,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/28003\/revisions\/28004"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27948"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=28003"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=28003"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=28003"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}