{"id":27996,"date":"2016-11-17T03:34:53","date_gmt":"2016-11-17T03:34:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=27996"},"modified":"2016-11-17T03:34:53","modified_gmt":"2016-11-17T03:34:53","slug":"ciidamo-turki-ah-oo-jarmalka-megengelyo-waydiistay-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/17\/ciidamo-turki-ah-oo-jarmalka-megengelyo-waydiistay-sababta\/","title":{"rendered":"Ciidamo Turki ah oo Jarmalka megengelyo waydiistay + Sababta"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Germany {AN}&#8211;Qaar ka mid ah militariga Turkiga ee ku sugnaa xarunta NATO ee dalka Jarmalka ayaa megengelyo weydiistay dalkaasi.<\/p>\n<p>Askartan oo ku sugnaa saldhig ku yaalla dhanka Koofur-Galbeed ee Jarmalka lama sheegin tiradooda.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa xiray kumannaan ka mid ahaa shaqaalaha dowladda ka dib markii uu dhacay afgembigii fashilmay bishii July.<\/p>\n<p>Xiriirka Jarmalka iyo Turkiga ayaa sii xumaanayay tan iyo markii uu dhacay isku deyga afgembigaasi.<\/p>\n<p>Maamulka Berlin wuxuu walaac ka muujiyay xarig wadareedka ay la kulmayaan dadka looga shakiyo inay afgembigaasi ku lug lahaayeen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>BBC<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Germany {AN}&#8211;Qaar ka mid ah militariga Turkiga ee ku sugnaa xarunta NATO ee dalka Jarmalka ayaa megengelyo weydiistay dalkaasi. Askartan oo ku sugnaa saldhig ku yaalla dhanka Koofur-Galbeed ee Jarmalka lama sheegin tiradooda. Turkiga ayaa xiray kumannaan ka mid ahaa shaqaalaha dowladda ka dib markii uu dhacay afgembigii fashilmay bishii July. Xiriirka Jarmalka iyo Turkiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27997,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27996","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/92476363_91c08b29-c5bd-45e1-b4df-b51a37a0e9b0.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7hy","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27996","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27996"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27996\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27998,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27996\/revisions\/27998"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27997"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}