{"id":27963,"date":"2016-11-16T04:39:26","date_gmt":"2016-11-16T04:39:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=27963"},"modified":"2016-11-16T04:39:26","modified_gmt":"2016-11-16T04:39:26","slug":"caruurta-nigeria-oo-halis-ugu-jira-inay-macluul-u-dhintaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/16\/caruurta-nigeria-oo-halis-ugu-jira-inay-macluul-u-dhintaan\/","title":{"rendered":"Caruurta Nigeria oo halis ugu jira inay macluul u dhintaan"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Nigeria {AN}&#8211;Qaramada Midoobey waxay sheegeysaa in 14 milyan oo qof oo ku nool Nigeria ay kaalmo u baahan doonaan.<\/p>\n<p>UN ayaa xaqiijisay in dadkaasi ay ku nool yihiin Waqooyi-Bari Nigeria, halkaas oo tobannaan kun oo caruur ah ay halis ugu jiraan inay u dhintaan macluul.<\/p>\n<p>Gobolkaasi waa meeshii ay ku xoog badnaan jirtay Boko Xaraam, oo qeybo ka mid ah dib looga saaray.<\/p>\n<p>Shaqaalaha arrimaha gargaarka ka shaqeeya ayaa sanado badan awood u yeelan inay deegaanadaasi gaaraan.<\/p>\n<p>Xaaladda macluusha ee ugu daran waxaa laga soo sheegayaa maamul goboleedyada Borno, Yobe iyo Adamawa.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda caruurta u qaabilsan UN, Unicef ayaa tilmaamtay in ay u maleyneyso in 45 kun oo caruur ah ay halis ku jiraan.<\/p>\n<p>Xilli sii horeysay, hay&#8217;adda caafimaadka ka shaqeysa ee MSF waxay sheegtay in tiro caruur ah oo ay ku caawisay xeryo qaxooti ay xaaladooda aad uga xuntahay sidii la filayay.<\/p>\n<p>Hay&#8217;adda ayaa intaa raacisay inay rumeysan tahay in kala bar caruurta xaaladoodu xuntahay ay dhinteen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nigeria {AN}&#8211;Qaramada Midoobey waxay sheegeysaa in 14 milyan oo qof oo ku nool Nigeria ay kaalmo u baahan doonaan. UN ayaa xaqiijisay in dadkaasi ay ku nool yihiin Waqooyi-Bari Nigeria, halkaas oo tobannaan kun oo caruur ah ay halis ugu jiraan inay u dhintaan macluul. Gobolkaasi waa meeshii ay ku xoog badnaan jirtay Boko Xaraam, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27964,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27963","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Nigeria-Macaluul.jpg?fit=320%2C180&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7h1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27963","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27963"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27963\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27965,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27963\/revisions\/27965"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27964"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27963"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27963"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27963"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}