{"id":27960,"date":"2016-11-16T04:34:40","date_gmt":"2016-11-16T04:34:40","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=27960"},"modified":"2016-11-16T04:34:40","modified_gmt":"2016-11-16T04:34:40","slug":"madaxweynaha-suuriya-oo-saaxiibtinimo-ka-filaya-donald-trump","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/16\/madaxweynaha-suuriya-oo-saaxiibtinimo-ka-filaya-donald-trump\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Suuriya oo saaxiibtinimo ka filaya Donald Trump"},"content":{"rendered":"<p>Suuriya {AN}&#8212;-Madaxweynaha dalka Suuriya, Bishaar Al-Asad ayaa sheegay in Donald Trump uu noqonayo &#8220;saaxiib dabiici ah&#8221;, haddii uu meel mariyo ballanqaadyadiisa ladagaallanka &#8220;argagixisada&#8221;.<br \/>\nLaakiin Asad wuxuu sheegay inuu eegayo sida madaxweynaha la doortay ee Mareykanka uu u badalayo siyaasadda dalkiisa ee ku wajahan Suuriya.<br \/>\nIntuu ku jiray ololaha doorashada, Donald Trump wuxuu si ku celcelis ah u ballanqaaday inuu tirtirayo dagaal yahanada ururka la baxay Khilaafada Islaamka.<br \/>\nArrimantaasi ayuu ku dhawaaqay xilli uu su&#8217;aal geliyay siyaasadda maamulka Obama ee uu ku taageeray mucaaradka dalka Suuriya.<br \/>\nHadalka Bishaar Al-Asad ayaa imaanaya ayadoo Ruushka uu dib u bilaabay duqeyntiisa ka dhanka ahayd mucaaradka Suuriya.<br \/>\nMaamulka Moscow wuxuu sheegayaa in duqeynta cusub lala eeganayo ururka la baxay Khilaafada Islaamka iyo Al-qacida. Ruushka ayaa intaa ku daray inay duqeynayaan gobollada Idlib iyo Xumus.<br \/>\nWaaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa cambaareysay duqeynta cusub, waxayna sheegtay inay hayso warar sheegaya in dad rayid ah iyo cisbitaallo la duqeeyay.<br \/>\nDuullaanka cusub ee Ruushka ayaa ku soo aadaya maalin ka dib markii madaxweyne Putin uu arrinta Suuriya kala hadlay madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Donald Trump.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Suuriya {AN}&#8212;-Madaxweynaha dalka Suuriya, Bishaar Al-Asad ayaa sheegay in Donald Trump uu noqonayo &#8220;saaxiib dabiici ah&#8221;, haddii uu meel mariyo ballanqaadyadiisa ladagaallanka &#8220;argagixisada&#8221;. Laakiin Asad wuxuu sheegay inuu eegayo sida madaxweynaha la doortay ee Mareykanka uu u badalayo siyaasadda dalkiisa ee ku wajahan Suuriya. Intuu ku jiray ololaha doorashada, Donald Trump wuxuu si ku celcelis [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27961,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27960","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Bashar-Al-asad.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7gY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27960","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27960"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27960\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27962,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27960\/revisions\/27962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27961"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27960"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27960"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27960"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}