{"id":2795,"date":"2014-12-29T11:53:17","date_gmt":"2014-12-29T11:53:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2795"},"modified":"2014-12-29T11:53:17","modified_gmt":"2014-12-29T11:53:17","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-ehelka-iyo-bahda-warbaahinta-ka-tacsiyeeyay-geerida-xoghayihii-solja-maxamed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/29\/madaxweynaha-somaliland-oo-ehelka-iyo-bahda-warbaahinta-ka-tacsiyeeyay-geerida-xoghayihii-solja-maxamed\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Ehelka iyo Bahda Warbaahinta Ka Tacsiyeeyay Geerida Xoghayihii Solja Maxamed"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/Capture14.gif\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2796\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/Capture14.gif?resize=273%2C274\" alt=\"Capture\" width=\"273\" height=\"274\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hargaysa (AN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Saxaafada Somaliland, Ururka suxufiyiinta ee Solja iyo\u00a0 Wargeyskii uu ka tirsanaa ee \u00a0Saxafi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa uu tacsi taasi la mid u dirayaa Qoyskii, Ehelkii, \u00a0Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo ku geeriyooday Nairobi-Kenya 29\/12\/2014, loona geeyey xaalad caafimaad \u00a0ka dib dhaawac ka soo gaadhay shil baabuur.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku tilmaamay inuu kaalin mugleh ka soo qaatay dhismaha dhaqaajinta iyo hirgelinta \u00a0saxaafada Madaxa banaan ee Somaliland, muddo dheerna waxa uu ka mid ahaa hogaanka ururka saxaafada Somaliland ee Solja.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Waxaan Illaahay uga baryayaa \u00a0inuu naxariistii jannatu fardawsa ka waraabiyo, Bahda Saxaafada, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Ubadkii iyo shacbiga\u00a0 Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><span style=\"text-decoration: underline;\">IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN<\/span><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)<br \/>\nAf-hayeenka Madaxtooyada JSL.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa (AN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Saxaafada Somaliland, Ururka suxufiyiinta ee Solja iyo\u00a0 Wargeyskii uu ka tirsanaa ee \u00a0Saxafi. &nbsp; Sidoo kale waxa uu tacsi taasi la mid u dirayaa Qoyskii, Ehelkii, \u00a0Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo ku geeriyooday Nairobi-Kenya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2796,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2795","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-J5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2795","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2795"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2795\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2795"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2795"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2795"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}