{"id":27935,"date":"2016-11-15T14:08:36","date_gmt":"2016-11-15T14:08:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=27935"},"modified":"2016-11-15T15:10:41","modified_gmt":"2016-11-15T15:10:41","slug":"maxkamada-sare-ee-dalka-masar-oo-goaan-cusub-ka-soo-saartey-dilkii-lagu-xukumay-madaxweynihii-hore-ee-dalkaasi-maxamed-mursi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/15\/maxkamada-sare-ee-dalka-masar-oo-goaan-cusub-ka-soo-saartey-dilkii-lagu-xukumay-madaxweynihii-hore-ee-dalkaasi-maxamed-mursi\/","title":{"rendered":"Maxkamada Sare Ee Dalka Masar Oo Go,aan Cusub Ka Soo Saartey Dilkii Lagu Xukumay Madaxweynihii Hore Ee Dalkaasi Maxamed Mursi"},"content":{"rendered":"<p>Qaahira (AN):- Maxkamada sare ee dalka Masar ayaa waxaa ay go,aan cusub ka soo saartey dilkii<\/p>\n<p>hore loogu xukumey madaxweynihii hore ee dalkaasi Maxamed Mursi .<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" title=\"\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ilaysnews.com\/uploads\/editor\/mur.jpg?w=696\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Maxkamada ayaa waxaa ay go,aamisay in aan la fulin karin dilkaasi lagu xukumey Maxamed Mursi isla markaana ay joojisay balse waxaa ay amartey in dacwad mar kale lagu qaado .<\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sanadkii hore ayey aheyd markii Maxamed Mursi lagu xukmey dil ka dib markii lagu eedeeyey in uu masuul ka ahaa kacadoonadii dalkaasi ka dhacay sanadkii 2011.<\/p>\n<p>Mr Morsi oo ka mid ah xisbiga Akhwaan Muslimiinta ayaa ahaa madaxweynihii ugu horeeyay ee si dimoqraadi ah loo doorto kadib kacdoonkii Carabta.<\/p>\n<p>Laakiin waxaa xukunka ka qaaday milatariga 2013-dii, kadib mudaaharaadyo looga soo horjeeday dowladiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaahira (AN):- Maxkamada sare ee dalka Masar ayaa waxaa ay go,aan cusub ka soo saartey dilkii hore loogu xukumey madaxweynihii hore ee dalkaasi Maxamed Mursi . Maxkamada ayaa waxaa ay go,aamisay in aan la fulin karin dilkaasi lagu xukumey Maxamed Mursi isla markaana ay joojisay balse waxaa ay amartey in dacwad mar kale lagu qaado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27936,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27935","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/Mursi.jpg?fit=624%2C351&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7gz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27935","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27935"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":27937,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27935\/revisions\/27937"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27936"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}