{"id":2792,"date":"2014-12-29T11:48:13","date_gmt":"2014-12-29T11:48:13","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2792"},"modified":"2014-12-29T11:48:13","modified_gmt":"2014-12-29T11:48:13","slug":"xamaas-oo-baajisay-caruur-israaiil-booqan-lahayd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/29\/xamaas-oo-baajisay-caruur-israaiil-booqan-lahayd\/","title":{"rendered":"Xamaas oo baajisay caruur Israa&#8217;iil booqan lahayd"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape full-width no-caption lead\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/ws\/660\/amz\/worldservice\/live\/assets\/images\/2014\/12\/28\/141228181435_anak_anak_hamas_512x288_afp.jpg?resize=512%2C288\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"288\" \/><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Xamaas ayaa ka joojisay koox carruur ah oo reer Gaza ah inay booqasho naadir ah ku tagaan Israa&#8217;iil.<\/p>\n<p>Carruurtaasi ayaa walidkood waxa ay ku dhinteen dagaalkii dhawaan dhexmaray Xasaas iyo Israa&#8217;iil.<\/p>\n<p>Gaari Bas ah oo waday kooxda carruurta ah oo ka koobnayd sodon iyo todoba ayaa dib looga celiyay marinka ugu wayn ee la isagaga talaabo Gaza iyo Israa&#8217;iil.<\/p>\n<p>Safarkaas oo todobaad qaadan lahaa, oo ay soo abaabuleen koox u ololeysa nabadda oo Israa&#8217;iili ah, ayaa waxa ay carruurtu boogan lahaayeen Israa&#8217;iil iyo bulshooyinka carabta ah, sidoo kale waxa ay booqan lahaayeen beerta xayawaanka lagu xanaaneeyo, waxa ayna la kulmi lahayeen madaxweynaha Falastiiniyiinta Maxamuud Cabaas.<\/p>\n<p>Kooxdan carruurta ah ayaa da&#8217;doodu waxa ay u dhaxaysay 5 ilaa iyo 12 sano, kusaasi oo aabayaashoood lagu dilay dagaalkii xagaaga ee u dhaxeeyay Israa&#8217;iil iyo Xamaas, ee socday 50-ka maalmood.<\/p>\n<p>Xamaas ayaa sheegtay in ay booqashada u hakisay si loo dhowro hidaha iyo dhaqanka dadka reer Gaza iyo iyadoo carruurta lagu waday inay soo booqdaan goobo laga shakisan yahay.<\/p>\n<p>Malek Freij, oo ah agaasimaha mid ka mid ah hay&#8217;adaha samafalka ee soo qaban qaabiyay socdaalka &#8220;Shumaca Nabadda&#8221; ayaa sheegay inay horay u martigaliyeen tiro yar oo agoon Falastiiniyiin ah<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xamaas ayaa ka joojisay koox carruur ah oo reer Gaza ah inay booqasho naadir ah ku tagaan Israa&#8217;iil. Carruurtaasi ayaa walidkood waxa ay ku dhinteen dagaalkii dhawaan dhexmaray Xasaas iyo Israa&#8217;iil. Gaari Bas ah oo waday kooxda carruurta ah oo ka koobnayd sodon iyo todoba ayaa dib looga celiyay marinka ugu wayn ee la isagaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2793,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2792","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-J2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2792","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2792"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2792\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2792"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2792"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2792"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}