{"id":27747,"date":"2016-11-08T11:02:24","date_gmt":"2016-11-08T11:02:24","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27747"},"modified":"2016-11-08T11:02:24","modified_gmt":"2016-11-08T11:02:24","slug":"deg-deg-guddoomiyaha-degaanka-ceelasha-biyaha-oo-qarax-ka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/08\/deg-deg-guddoomiyaha-degaanka-ceelasha-biyaha-oo-qarax-ka\/","title":{"rendered":"Deg Deg Guddoomiyaha Degaanka Ceelasha-Biyaha oo Qarax ka &#8230;."},"content":{"rendered":"<div class=\"single-post-thumb\"><\/div>\n<div class=\"post-inner\">\n<div class=\"clear\">ArabsiyoNews&#8212;Wararka naga soo gaaraya Degaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday Guddoomiyaha Degaanka Ceelasha-biyaha Ayaan Xasan Xaaji ay ka badbaadey Qarax isla Degaanka lagula Beegsaday.<\/div>\n<div class=\"entry\">\n<p>Goobjoogeyaal ayaa u sheegay Warbaahinta\u00a0in Qaraxa oo ahaa Miino Guddoomiyaha loo dhigay Bartamaha Degaanka Ceelasha Biyaha,balse ay ka badbaadey.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Maamulk Degaanka Ceelasha Biyaha oo lala xiriiray ayaa sheegay in Qaraxa ay ku dhaawacmeen illaa Saddex Qof oo Shacab ah sida ay \u00a0hadalka u dhigeen islamarkaana aysan jirin Wax Khasaare ah oo Guddoomiyaha ka soo gaaray.<\/p>\n<p>Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Degaanka ka bilaabay Howlgallo,waxaana ay wadaan Baaritaano<\/p>\n<\/div>\n<p>wixii warar soo kordha kala soco Shabakada ArabsiyoNews<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ArabsiyoNews&#8212;Wararka naga soo gaaraya Degaanka Ceelasha Biyaha ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday Guddoomiyaha Degaanka Ceelasha-biyaha Ayaan Xasan Xaaji ay ka badbaadey Qarax isla Degaanka lagula Beegsaday. Goobjoogeyaal ayaa u sheegay Warbaahinta\u00a0in Qaraxa oo ahaa Miino Guddoomiyaha loo dhigay Bartamaha Degaanka Ceelasha Biyaha,balse ay ka badbaadey. Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Maamulk Degaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":19042,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27747","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7dx","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27747","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27747"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27747\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27747"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27747"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27747"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}