{"id":27669,"date":"2016-11-06T12:33:14","date_gmt":"2016-11-06T12:33:14","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27669"},"modified":"2016-11-06T12:33:14","modified_gmt":"2016-11-06T12:33:14","slug":"mucaaradka-suuriya-oo-sheegay-in-ay-weerar-culus-ku-qaadayaan-daacish","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/06\/mucaaradka-suuriya-oo-sheegay-in-ay-weerar-culus-ku-qaadayaan-daacish\/","title":{"rendered":"Mucaaradka Suuriya oo sheegay in ay weerar culus ku qaadayaan Daacish"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape has-caption full-width lead\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef-1.bbci.co.uk\/news\/660\/cpsprodpb\/C773\/production\/_92295015_4f688720-b272-4336-aca4-f6f05c7b0a39.jpg?resize=696%2C464\" alt=\"Taliyeyaasha mucaaradku waxay rayidka ugu baaqeen in ay ka fogaadaan fadhiisimada Daacish\" width=\"696\" height=\"464\" data-highest-encountered-width=\"660\" \/><\/span><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Xoogaga mucaraadka ah ee isugu jira Kurdiyiinta iyo Carabta ee Maraykanku taageero ayaa sheegay in ay bilaabayaan hawlgal ay doonayaan in ay ku qabsadaan magaalada Raqqa oo lagu sheego &#8220;caasimada&#8221; dowladda Islaamka.<\/p>\n<p>Xoogagan oo lagu magacaabo Xoogaga Dimuqraadiga Suuriya, ayaa sheegay in ay taakulo cirka ah ka heli doonaan xulafada Maraykanku hogaaminaya marka ay bilaabaan weerarkooda saacadaha soo socda.<\/p>\n<p>Waxa kale oo ay digniin u direen rayidka ku nool magaalada oo ay u sheegeen in ay ka fogaadaan goobaha fadhiisinnada u ah kooxda Daacish.<\/p>\n<p>Isbahaysigan ka kooban Carabta iyo Kurdiyiinta ayaa hore uga qabsaday deegaanno ku yaal xaga woqooyi ee magaalada Raqqa.<\/p>\n<p>Hawlgalkoogani wuxu ku soo beegmayaa iyadoo ay wadaan ciidamada Ciraaq ee Maraykanku taageerayaa guluf ay ku hayaan Daacish oo ay doonayaan in ay magaalada Mosil ee fadhiisinka weyn u ah kooxdan ay kala wareegaan gacan ku haynteeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoogaga mucaraadka ah ee isugu jira Kurdiyiinta iyo Carabta ee Maraykanku taageero ayaa sheegay in ay bilaabayaan hawlgal ay doonayaan in ay ku qabsadaan magaalada Raqqa oo lagu sheego &#8220;caasimada&#8221; dowladda Islaamka. Xoogagan oo lagu magacaabo Xoogaga Dimuqraadiga Suuriya, ayaa sheegay in ay taakulo cirka ah ka heli doonaan xulafada Maraykanku hogaaminaya marka ay bilaabaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27670,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27669","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7ch","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27669","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27669"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27669\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}