{"id":27583,"date":"2016-11-05T11:13:27","date_gmt":"2016-11-05T11:13:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27583"},"modified":"2016-11-05T11:13:27","modified_gmt":"2016-11-05T11:13:27","slug":"war-deg-dega-jamaal-cali-xuseen-oo-sheegay-in-uu-ka-tanaasulay-qabashada-shirwaynihii-aan-caadiga-ahayn-sababta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/05\/war-deg-dega-jamaal-cali-xuseen-oo-sheegay-in-uu-ka-tanaasulay-qabashada-shirwaynihii-aan-caadiga-ahayn-sababta\/","title":{"rendered":"WAR DEG DEGA JAMAAL CALI XUSEEN OO SHEEGAY IN UU KA TANAASULAY QABASHADA SHIRWAYNIHII AAN CAADIGA  AHAYN  +SABABTA"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>Mushararaxa Madaxwayne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen waxa uu sheegey in uu ka tanaasulay qabashada qabashada shirwaynihii aan caadiga ahayn ee uu garabkiisu hore u sheegay in uu qabsanaayo 6 bishan oo ku began maalinka Axada ah ee todobaadkan<\/p>\n<p>Jamaal Cali Xusseen waxa uu ku sababeeyey joojinta shirwaynahaasi ee garabkiisa in uu u hogaamsamaayo amaiwaan galinta Ururada siyaasada ee ahaa in aan la qaban laba shirwayne isla markaana ay dib u dhigis ku samaynayaan Shirkaasi uu qabsan lahaa.<\/p>\n<p>Dhanka kale garabka gudoomiyeFaysal ayaa qorsheeyey in ay shirwaynaha aan caadiga ahayn ee xisbigaasi qabsan doonaan maalinta Isniinta ah ee 7 bishan,<\/p>\n<\/div>\n<p>Balse lama oga waxa ay uu ku dhamaan doono shirkaasi iyo qaabka uu u qabsoomi doono maadaama ay laba garab u kala fadhiyo xisbigii Ucid.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mushararaxa Madaxwayne ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen waxa uu sheegey in uu ka tanaasulay qabashada qabashada shirwaynihii aan caadiga ahayn ee uu garabkiisu hore u sheegay in uu qabsanaayo 6 bishan oo ku began maalinka Axada ah ee todobaadkan Jamaal Cali Xusseen waxa uu ku sababeeyey joojinta shirwaynahaasi ee garabkiisa in uu u hogaamsamaayo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":7290,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27583","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7aT","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27583","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27583"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27583\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27583"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27583"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27583"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}