{"id":27558,"date":"2016-11-04T07:36:05","date_gmt":"2016-11-04T07:36:05","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27558"},"modified":"2016-11-04T07:36:05","modified_gmt":"2016-11-04T07:36:05","slug":"ololaha-doorashada-mareykanka-oo-marxalad-cusub-galay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/04\/ololaha-doorashada-mareykanka-oo-marxalad-cusub-galay\/","title":{"rendered":"Ololaha doorashada Mareykanka oo marxalad cusub galay"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">America {AN}&#8211;Waxaa dardar xoog leh yeesha ololaha doorashada ee dalka Mareykanka kaas oo ku sii dhowaanaya xilligii uu xirmi lahaa.<\/p>\n<p>Hillary Clinton iyo Donald Trump waxay gobollada natiijada doorashada go&#8217;aanka ka gaaraya isugu soo bixiyeen taageerayaashooda.<\/p>\n<p>Labada musharrax waxa ay su&#8217;aalo ka keenayeen sida mid kastaa uusan dalkaasi u maamuli karin.<\/p>\n<p>Donald Trump ayaa sheegay in Hillary Clinton aysan ka bixi doonin hannaano lagu dacweynayo oo la xiriira emailka gaarka ah ee ay isticmaashay.<\/p>\n<p>Xisbigeeda Dimuquraadiga waxa uu ka digayaa in Trump uu billaabi doono dagal dhab ah oo aanan ku ekeyn barta Twitter-ka oo keli ah.<\/p>\n<p>Saadaasha natiijada doorashada oo aad isugu dhow ayaa waxay dhiiragelisay xisbiga Jamhuuriga.<\/p>\n<p>Xittaa musharraxii mar ay sida adag isaga soo horjeedeen Trump, Ted Cruz, waxaa lagu arkay isu soo bax uu qabtay musharraxa madaxweyne ku xigeenka Trump, Mike Pence.<\/p>\n<p>Arrin isbuuc ka hor u muuqatay inay tahay mid fudud ayaa hadda waxay isu bedeshay loollan cidiyaha la iska xagto.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<br \/>\nArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>America {AN}&#8211;Waxaa dardar xoog leh yeesha ololaha doorashada ee dalka Mareykanka kaas oo ku sii dhowaanaya xilligii uu xirmi lahaa. Hillary Clinton iyo Donald Trump waxay gobollada natiijada doorashada go&#8217;aanka ka gaaraya isugu soo bixiyeen taageerayaashooda. Labada musharrax waxa ay su&#8217;aalo ka keenayeen sida mid kastaa uusan dalkaasi u maamuli karin. Donald Trump ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27559,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27558","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7au","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27558","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27558"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27558\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}