{"id":2749,"date":"2014-12-28T13:47:29","date_gmt":"2014-12-28T13:47:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2749"},"modified":"2014-12-28T13:47:29","modified_gmt":"2014-12-28T13:47:29","slug":"baraf-saameyn-dhibaato-ku-yeeshay-isgaarsiinta-europe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/28\/baraf-saameyn-dhibaato-ku-yeeshay-isgaarsiinta-europe\/","title":{"rendered":"Baraf saameyn dhibaato ku yeeshay isgaarsiinta Europe"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa Sabtidii shalay qeybo kamid ah dalalka Galbeedka Europe ka da\u2019ay baraf saameyn ku yeeshay isu socodka gaadiidka.<\/p>\n<p>Dalalka uu barafka ka da\u2019ay ayaa waxaa kamid ah UK, Holland, Belguim, Germany iyo France.<\/p>\n<p>Dalalka UK iyo Germany ayuu ka da\u2019ay barafka ugu badan kaasi oo keenay in la hakiyo qaar kamid ah duulimaadka diyaaradaha, waxaana sidoo kale jira shilal badan oo ka dhacay wadooyinka waaweyn ee uu barafka xiray.<\/p>\n<p>Dalka UK ayey u dheertahay iyadoo maalmahan laga dareemayo dabeylo xoogleh kuwaasi oo sare usii qaaday qabowga xiliga barafka da\u2019ay.<\/p>\n<p>Wadanka Frane oo kamid ah wadamada loo dalxiis tago ayaa waxaa ku xaniban dalxiisayaal badan oo maalmaha fasaxa dhulka buuraleyda ah u dalxiis tagay.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nHargeisa office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa Sabtidii shalay qeybo kamid ah dalalka Galbeedka Europe ka da\u2019ay baraf saameyn ku yeeshay isu socodka gaadiidka. Dalalka uu barafka ka da\u2019ay ayaa waxaa kamid ah UK, Holland, Belguim, Germany iyo France. Dalalka UK iyo Germany ayuu ka da\u2019ay barafka ugu badan kaasi oo keenay in la hakiyo qaar kamid ah duulimaadka diyaaradaha, waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2750,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2749","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Il","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2749","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2749"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2749\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}