{"id":27450,"date":"2015-10-13T19:49:25","date_gmt":"2015-10-13T19:49:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=14435"},"modified":"2015-10-13T19:49:25","modified_gmt":"2015-10-13T19:49:25","slug":"mxigeenka-somaliland-saylici-oo-ku-gacan-saydhay-ergo-ugu-tagtay-sii-daynta-odayadii-xidhnaa-walina-kahadal-xaalada-awdal-tacsina-hadalkeedba-daa-warbixin-3","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/10\/13\/mxigeenka-somaliland-saylici-oo-ku-gacan-saydhay-ergo-ugu-tagtay-sii-daynta-odayadii-xidhnaa-walina-kahadal-xaalada-awdal-tacsina-hadalkeedba-daa-warbixin-3\/","title":{"rendered":"M\\Xigeenka Somaliland Saylici oo ku gacan saydhay Ergo ugu tagtay Sii daynta Odayadii Xidhnaa walina kahadal Xaalada Awdal Tacsina hadalkeedba Daa +Warbixin"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/download1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-14438 aligncenter\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/10\/download1.jpg?resize=419%2C314\" alt=\"download\" width=\"419\" height=\"314\" \/><\/a><\/p>\n<p>Arabsiyo News Network {ANN} &#8212;Wararka hordhaca ee kasoo baxaya kulan ay Maanta wada yeesheen xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland kaga jira Awdal iyo M\\Xigeenka saylici ayaa la sheegayaa in laisku afgaran waayay kadib markii xildhibaanadu ka dalbadeen saylici inuu soo daayo dadkii dhawaan laga soo xidhay Boorama xaalada kacsan ee magaalada markaa kadib laga wada hawl galo sida ay xildhibaanadu ku doodeen wuuse ka diiday saylci in uu sii daayo dadka xidhan wuxuuna ku dooday dadka xidhan way xidhnaanyaane hadaad xal haysaan Boorama taga xaaladana dajiya inta awoodiina ah wayse ka gaws adaygeen iyaguna hadalka saylici waxayna u arkeen diidmo cad isaga oo maanta ah sii haya madaxwaynaha Somaliland inuu sidaa ugu jawaabo mana ayna sugayn jawaabta noocaas ah<\/p>\n<p>Arinta xidhitaanka odayaasha ayaa waxa horaba la sheegayay inay si toos ah uga soo fushay saylci iyo Gacan yarahiisa Cali Xaamud wacadna ku mareen inay cid kasta oo ay ka shikiyaan cafta marinayaan inta Siilaanyo maqan yahay<\/p>\n<p>Waxayna arintu u muuqataa mid ku jiqsii ah\u00a0dhibteeda ah\u00a0waayo mar hadii dadkii dawlada ku wada jiray ay heshiin waayeen maantana waliba kursigii ugu sareeyayay ku fadhiya\u00a0sidee xal lloga gaadhi karaa\u00a0 dadkii\u00a0Dilka iyo xadhiga laiskugu daray maslaxaad loogu dayi waa kaaf iyo kala Dheeri<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo News Network {ANN} &#8212;Wararka hordhaca ee kasoo baxaya kulan ay Maanta wada yeesheen xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland kaga jira Awdal iyo M\\Xigeenka saylici ayaa la sheegayaa in laisku afgaran waayay kadib markii xildhibaanadu ka dalbadeen saylici inuu soo daayo dadkii dhawaan laga soo xidhay Boorama xaalada kacsan ee magaalada markaa kadib laga wada hawl [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":14438,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-27450","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-78K","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27450","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27450"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27450\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}