{"id":27439,"date":"2016-11-02T11:02:55","date_gmt":"2016-11-02T11:02:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27439"},"modified":"2016-11-02T11:02:55","modified_gmt":"2016-11-02T11:02:55","slug":"war-deg-deg-ah-gudida-diwaangalinta-ururada-siyaasiga-ah-oo-amar-deg-deg-ah-ku-soo-rogtey-labada-garab-ee-xisbiga-ucid-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/02\/war-deg-deg-ah-gudida-diwaangalinta-ururada-siyaasiga-ah-oo-amar-deg-deg-ah-ku-soo-rogtey-labada-garab-ee-xisbiga-ucid-muuqaal\/","title":{"rendered":"WAR DEG DEG AH  GUDIDA DIWAANGALINTA URURADA SIYAASIGA AH OO AMAR DEG DEG AH KU SOO ROGTEY LABADA GARAB EE XISBIGA UCID + MUUQAAL."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeisa \u00a0{AN}&#8211;Gudoomiyaha Gudida Diwaangalinta Ururada siyaasiga ah ee Somaliland Cabdirisaaq Ciyaale oo goor dhaweyd saxaafada la hadley waxaa uu amar deg deg ah ku soo rogay labada garab ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID<\/p>\n<p>Gudoomiyuhu waxaa uu ugu baaqay labada garab in ay joojiyaan labada shir ee ay ku kala dhawaaqeen balse ay qaban karaan oo kaliya shirkii ay maxkamada sarre\u00a0 iclaamisay\u00a0 waxaana uu yidhi<\/p>\n<\/div>\n<p>\u201cGudidu diwaangalintu waxaa ay fareysaa labada garab ee xisbiga UCID in ay joojyaan laba shir ee\u00a0 ay ku kala dhawaaqeen\u00a0 oo aanu midna waafaqsaneen sharciyada waxaana la qaban karaa oo kaliya\u00a0 shirkii ku xusnaa s qaraarkii maxkamada sare inta aanay dhamaan 60 kii cisho \u00a0ee ay cayintay maxkamadu \u201d ayuu yidhi gudoomiyaha gudida diwaangalintu<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><em>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/LTncxqXG3bk\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa \u00a0{AN}&#8211;Gudoomiyaha Gudida Diwaangalinta Ururada siyaasiga ah ee Somaliland Cabdirisaaq Ciyaale oo goor dhaweyd saxaafada la hadley waxaa uu amar deg deg ah ku soo rogay labada garab ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Gudoomiyuhu waxaa uu ugu baaqay labada garab in ay joojiyaan labada shir ee ay ku kala dhawaaqeen balse ay qaban karaan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27440,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27439","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-78z","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27439","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27439"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27439\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27439"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27439"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27439"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}