{"id":27437,"date":"2016-11-02T10:58:49","date_gmt":"2016-11-02T10:58:49","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27437"},"modified":"2016-11-02T10:58:49","modified_gmt":"2016-11-02T10:58:49","slug":"deg-deg-daawo-faysal-cali-waraabe-oo-waxba-kama-jiraaan-ku-tilmaamay-amar-ay-maanta-ku-soo-rogeen-gudida-diwaan-galinta-ururada-siyaasada-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/02\/deg-deg-daawo-faysal-cali-waraabe-oo-waxba-kama-jiraaan-ku-tilmaamay-amar-ay-maanta-ku-soo-rogeen-gudida-diwaan-galinta-ururada-siyaasada-somaliland\/","title":{"rendered":"Deg Deg Daawo  Faysal Cali Waraabe Oo Waxba Kama Jiraaan Ku Tilmaamay Amar Ay Maanta Ku Soo Rogeen Gudida Diwaan Galinta Ururada Siyaasada Somaliland."},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeisa {AN}&#8211;Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng \u00a0Faysal Cali Waraabe waxaa uu ka hadley digniin ay maanta gudida diwaangalintu u kala dirtey labada garab ee xisbiga UCID .<\/p>\n<p>Muddane Faysal Cali Waraabe waxaa uu sheegay\u00a0 in uu qabsoomayo shirka\u00a0 aan caadiga aheyn ee xisbigaasi bishan 07.11.2016 isla markaana aanay jirin cid joojin kartaa , gudida diwaangalintuna aana hor istaagi karin shirkaas waxaana uu yidhi<\/p>\n<\/div>\n<p>\u201cArintu hada uma taalo gudida diwangalinta waxey u taala in aanu fulino go,aankaas maxkamada ,waanu dhacaya xisbiga shir weynaha aan caadiga aheyn ee xisbigu bisan 7 deeda cid joojin kartaana ma jirto , gudidaas awooda\u00a0 uma laha in ay ku joojiso qaraarka maxkamada , sharci buu dalku ku socdaa hadii sharci lagu\u00a0 kala socon waayana \u00a0gacmaha ayaa layskula tagi doona \u201d ayuu yihdi gudomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe<\/p>\n<p><strong><em>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan<\/em><\/strong><\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ZJIzyvgpG-4?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa {AN}&#8211;Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng \u00a0Faysal Cali Waraabe waxaa uu ka hadley digniin ay maanta gudida diwaangalintu u kala dirtey labada garab ee xisbiga UCID . Muddane Faysal Cali Waraabe waxaa uu sheegay\u00a0 in uu qabsoomayo shirka\u00a0 aan caadiga aheyn ee xisbigaasi bishan 07.11.2016 isla markaana aanay jirin cid joojin kartaa , [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":22051,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27437","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-78x","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27437","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27437"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27437\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27437"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27437"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27437"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}