{"id":27435,"date":"2016-11-02T10:56:50","date_gmt":"2016-11-02T10:56:50","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27435"},"modified":"2016-11-02T10:56:50","modified_gmt":"2016-11-02T10:56:50","slug":"daawo-cali-guray-oo-ka-hadley-digniinta-ay-gudida-diiwangalintu-u-dirtey-labada-garab-ee-xisbiga-ucid-gudoomiye-faysal-na-ku-sifeeyey-mid-xidhiidh-la-leh-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/02\/daawo-cali-guray-oo-ka-hadley-digniinta-ay-gudida-diiwangalintu-u-dirtey-labada-garab-ee-xisbiga-ucid-gudoomiye-faysal-na-ku-sifeeyey-mid-xidhiidh-la-leh-somaliya\/","title":{"rendered":"DAAWO CALI GURAY OO KA HADLEY DIGNIINTA AY GUDIDA DIIWANGALINTU U DIRTEY LABADA GARAB EE XISBIGA UCID , GUDOOMIYE FAYSAL NA KU SIFEEYEY MID XIDHIIDH LA LEH SOMALIYA"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeisa {AN}&#8211;Gudoomiye ku xigeenka\u00a0 saddexaad ee xisbiga mucaaridka ee UCID muj. Cali Curay waxaa uu ka hadley digniin ay maanta gudida diwaangalinta Ururada siyaasigu u\u00a0 kala direen labada garab ee xisbigaasi<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Muddane Cali Guray waxaa uu si kal iyo laaba ah u soo dhaweeyey\u00a0 digniintaasi ay gudidu soo saartey waxaana uu xusay in garabkoodu ay fulin doonan isaga oo Faysal Cali Waraabe na ugu baaqay\u00a0 in aanu sharciga ka weyneen.<\/p>\n<p>Sidoo kale Muj.Cali Guray \u00a0\u00a0ayaa waxaa uu sheegay in gudoomiyaha xisbiga UCID xidhiidh toos ah la leeyahay dalka Somaliya isla markaana qorshisiisu yahay in uu Somaliland\u00a0 iyo xisbiga UCID ba sii baabiiyo<\/p>\n<p><strong><em>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan<\/em><\/strong><\/p>\n<p><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/4tezR5wf9Ok\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa {AN}&#8211;Gudoomiye ku xigeenka\u00a0 saddexaad ee xisbiga mucaaridka ee UCID muj. Cali Curay waxaa uu ka hadley digniin ay maanta gudida diwaangalinta Ururada siyaasigu u\u00a0 kala direen labada garab ee xisbigaasi &nbsp; Muddane Cali Guray waxaa uu si kal iyo laaba ah u soo dhaweeyey\u00a0 digniintaasi ay gudidu soo saartey waxaana uu xusay in garabkoodu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27389,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-27435","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-uncategorized"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-78v","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27435","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27435"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27435\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27435"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27435"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27435"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}