{"id":27431,"date":"2016-11-02T05:22:01","date_gmt":"2016-11-02T05:22:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27431"},"modified":"2016-11-02T05:22:01","modified_gmt":"2016-11-02T05:22:01","slug":"muslimiinta-iyo-masiixiyiinta-xerada-calais-oo-dagaallamay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/02\/muslimiinta-iyo-masiixiyiinta-xerada-calais-oo-dagaallamay\/","title":{"rendered":"Muslimiinta iyo Masiixiyiinta xerada Calais oo dagaallamay"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape has-caption full-width lead\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/660\/cpsprodpb\/13683\/production\/_92219497_8891b3c2-56fb-479c-8341-40fb2135161d.jpg?resize=696%2C392\" alt=\"Xerada Calais waxaa laga saaray dadka qaxootiga ee ku noolaa, waxaana la geeyay qeybaha kale ee Faransiiska\" width=\"696\" height=\"392\" data-highest-encountered-width=\"660\" \/><\/span><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Booliska rabshadaha ka hortaga ee dalka Faransiiska ayaa gaaray xerada Calais ka dib markii uu halkaasi ka bilowday dagaal u dhexeeya masiixiyiinta Eritereya iyo Muslimiinta Afghanistan.<\/p>\n<p>Dadka ku dagaallamaya xeradaasi qaxootiga ayaa u badan dhallinyaro.<\/p>\n<p>Booliska waxa ay sheegayaan in qiyaastii boqol qof ay rabshada ka qeybgaleen.<\/p>\n<p>Tobannaan ka mid ah masiixiyiinta Eritereya ayaa waxa ay gabaad ka dhigteen kaniisad laga guuray oo ku taalla halkaasi.<\/p>\n<p>Inta badan xerada Calais waxaa burburiyay ciidamada dalka Faransiiska.<\/p>\n<p>Balse, qiyaastii 15 kun oo ka mid ah dad keligood ah ayaa la dejiyay konteenaro.<\/p>\n<p>Maamulka dalka Faransiiska ayaa dadkan u kala kexeyn doona qeybaha kale ee dalkaasi laga billaabo maanta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Booliska rabshadaha ka hortaga ee dalka Faransiiska ayaa gaaray xerada Calais ka dib markii uu halkaasi ka bilowday dagaal u dhexeeya masiixiyiinta Eritereya iyo Muslimiinta Afghanistan. Dadka ku dagaallamaya xeradaasi qaxootiga ayaa u badan dhallinyaro. Booliska waxa ay sheegayaan in qiyaastii boqol qof ay rabshada ka qeybgaleen. Tobannaan ka mid ah masiixiyiinta Eritereya ayaa waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27432,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27431","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-78r","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27431","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27431"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27431\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27431"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27431"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27431"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}