{"id":2740,"date":"2014-12-28T13:41:42","date_gmt":"2014-12-28T13:41:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2740"},"modified":"2014-12-28T13:41:42","modified_gmt":"2014-12-28T13:41:42","slug":"diyaarad-laga-leeyahay-wadanka-indunuusiya-oo-lalayahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/28\/diyaarad-laga-leeyahay-wadanka-indunuusiya-oo-lalayahay\/","title":{"rendered":"Diyaarad Laga Leeyahay Wadanka Indunuusiya Oo Lalayahay"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/flight-qz8501-airasia-740x491-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-2741\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2014\/12\/flight-qz8501-airasia-740x491-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"flight-qz8501-airasia-740x491-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Hargeysa\u00a0(AN) \u00a0Diyaarad ay leedahay shirkada Air Asia oo ka duushay magaalada Surabaya ee dalka Indonesia kuna siijeeday wadanka Singapore ayaa la waayey.<\/h2>\n<h2>Duulimaadka QZ8501 ayaa Axadii la waayey kadib markii 42 daqiiqo hawada ku jirtay, dayuuradan ayey saarnaayeen 162 rakaab ah.<\/h2>\n<h2>Duuliyaha diyaarada ayaa daqiiqado kahor markii diyaaradaasi la waayey khadka isgaarsiinta kula hadlay xafiiska hagida duulimaadka isagoo codsaday inuu bedalo khadkii uu marayey kadib markii uu sheegay in hawada xuntahay.<\/h2>\n<h2>Dowlada Indonesia ayaa sheegtay inay bilowday baadigoobka diyaaradan la la\u2019a yahay.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa\u00a0(AN) \u00a0Diyaarad ay leedahay shirkada Air Asia oo ka duushay magaalada Surabaya ee dalka Indonesia kuna siijeeday wadanka Singapore ayaa la waayey. Duulimaadka QZ8501 ayaa Axadii la waayey kadib markii 42 daqiiqo hawada ku jirtay, dayuuradan ayey saarnaayeen 162 rakaab ah. Duuliyaha diyaarada ayaa daqiiqado kahor markii diyaaradaasi la waayey khadka isgaarsiinta kula hadlay xafiiska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2741,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2740","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-Ic","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2740","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2740"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2740\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2740"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2740"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2740"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}