{"id":27394,"date":"2016-11-01T10:31:56","date_gmt":"2016-11-01T10:31:56","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27394"},"modified":"2016-11-01T10:31:56","modified_gmt":"2016-11-01T10:31:56","slug":"siyaasiyinta-ka-soo-jeeda-somaliland-ee-u-sharaxan-doorashooyinka-barlamaanka-somaliya-oo-shuruud-adag-lagu-xidhay-iyo-walaaca-ay-ka-muujiyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/01\/siyaasiyinta-ka-soo-jeeda-somaliland-ee-u-sharaxan-doorashooyinka-barlamaanka-somaliya-oo-shuruud-adag-lagu-xidhay-iyo-walaaca-ay-ka-muujiyeen\/","title":{"rendered":"SIYAASIYINTA KA SOO JEEDA SOMALILAND EE U SHARAXAN DOORASHOOYINKA BARLAMAANKA SOMALIYA OO SHURUUD ADAG LAGU XIDHAY IYO WALAACA AY KA MUUJIYEEN"},"content":{"rendered":"<p>ArabsiyoNews&#8212;Iyada oo kala xulista xildhibaannada Baarlamaanka ee Soomaaliya ay ka socoto maamul goboleedada dalka Soomaaliya ayay soo baxayaan warar kala duwan oo muujinaya cadaawad iyo sii kala fogaansho ku imanaya Somaliland iyo dawladda ka soo bixi doonta Xamar, haddii doorasho ay dhacdo.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/baarlamaanka-jamhuuriyada-somalia.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-27395  aligncenter\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyo.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/baarlamaanka-jamhuuriyada-somalia.jpg?resize=696%2C520\" alt=\"baarlamaanka-jamhuuriyada-somalia\" width=\"696\" height=\"520\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"newscontent\">\n<p>Qaar ka mida musharaxiinta aqalka shacabka ee Soomaaliya ee ka tartamaya maamul-goboleedka Puntland oo la hadlay Geeska Afrika hase ahaatee magacyadooda ka gaabsaday ayaa sheegay in<\/p>\n<p>hay\u2019adaha kala duwan ee qaabilsan hubinta musharaxiinta tartamaya inay weydiiyeen su\u2019aalo la xidhiidha Somaliland iyo waxa ay ka aaminsan yihiin, waxaana su\u2019aasha ugu badan ee musharaxiintaas la weydiiyey ka mid ah \u2018Aragtida ay ka aaminsan yihiin Somaliland iyo madaxbanaanideeda\u2019.<\/p>\n<\/div>\n<p>Lama hubo in arrintani ay tahay qorshe guud oo ay ka midaysan yihiin dawlad goboleedada hoostaga dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo inay tahay aragti ku kooban maamul goboleedka Puntland, musharaxiinta warkan aan ka soo xiganay ayaa ah kuwo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland hase ahaatee aaminsan aragtida midnimada, kuwaas oo damac ka hayo inay ku guulaystaan ka mid noqoshada aqalka shacabka ee Soomaaliya loo dhisayo.<\/p>\n<p><em><strong>Source Geeska.<\/strong><\/em><\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ArabsiyoNews&#8212;Iyada oo kala xulista xildhibaannada Baarlamaanka ee Soomaaliya ay ka socoto maamul goboleedada dalka Soomaaliya ayay soo baxayaan warar kala duwan oo muujinaya cadaawad iyo sii kala fogaansho ku imanaya Somaliland iyo dawladda ka soo bixi doonta Xamar, haddii doorasho ay dhacdo. Qaar ka mida musharaxiinta aqalka shacabka ee Soomaaliya ee ka tartamaya maamul-goboleedka Puntland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27395,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27394","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-77Q","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27394","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27394"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27394\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27394"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27394"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27394"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}