{"id":27388,"date":"2016-11-01T10:23:26","date_gmt":"2016-11-01T10:23:26","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27388"},"modified":"2016-11-01T10:23:26","modified_gmt":"2016-11-01T10:23:26","slug":"deg-deg-cali-guray-oo-sheegay-in-uu-reernimo-ku-taageerayo-muuse-biixi-xirsi-iyo-maxamed-biixi-yoonis-ku-tilmaamay-siyaasiyiin-dhawac-u-geystay-waddani-muuqaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/01\/deg-deg-cali-guray-oo-sheegay-in-uu-reernimo-ku-taageerayo-muuse-biixi-xirsi-iyo-maxamed-biixi-yoonis-ku-tilmaamay-siyaasiyiin-dhawac-u-geystay-waddani-muuqaal\/","title":{"rendered":"DEG DEG :- CALI GURAY OO SHEEGAY IN UU SI BUUXDA UTAAGEERAYO MUSHARAX MUUSE BIIXI"},"content":{"rendered":"<div class=\"post-body entry-content\">\n<p>Hargeisa {AN}&#8211;Cali Yuusuf Axmed Cali Guray oo maanta warbaahintu ay su,aalo daran doori ah ku gantey\u00a0 ayaa waxaa si lama filaan ah carabkiisa uga soo baxay hadlo\u00a0 ah in uu Muuse Biixi ku tageero doono Reernimo hadii uu\u00a0 Jamaal Cali Xussen musharax noqon waayo .<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>\u201cMuuse Biixi waa\u00a0 musharax oo Kulmiye ayaa ka dhigtey , Muuse waxuu helay codadka labadii musharax reerkiisa ayaa midi meesha ka baxay , hadii uu ka baxana waxuuna qabyaalad ayuu noqonayaa oo hadaa ma Muuse Biixi ayaa alaab meel laga helay ah \u201d ayuu yidhi<\/p>\n<p>Sidoo kale Muj Cali Guray ayaa waxaa uu sheegay in siyaasiyintii isbaheysiga ee ku biiray xisbiga Waddani ay dhaawac weyn u geysteen xisbigaasi .<\/p>\n<p>\u201cQoladii wasiirada ahaa ee ugu badanaa waxay\u00a0 iska \u00a0buuxiyeen xisbiga Wadanni labada nin ee ugu culusi waa ina biixi\u00a0 yoonis iyo Xirsi waxynu eegnaa codka ay u keenan Waddani waxbay yeeleen \u201d ayuu yidhi .<\/p>\n<p><strong><em>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan<\/em><\/strong><strong><em>\u00a0<\/em><\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/EvWB8wTiotQ\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa {AN}&#8211;Cali Yuusuf Axmed Cali Guray oo maanta warbaahintu ay su,aalo daran doori ah ku gantey\u00a0 ayaa waxaa si lama filaan ah carabkiisa uga soo baxay hadlo\u00a0 ah in uu Muuse Biixi ku tageero doono Reernimo hadii uu\u00a0 Jamaal Cali Xussen musharax noqon waayo . &nbsp; \u201cMuuse Biixi waa\u00a0 musharax oo Kulmiye ayaa ka dhigtey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27389,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27388","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-77K","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27388","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27388"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27388\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27388"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27388"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27388"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}