{"id":27376,"date":"2016-11-01T05:49:36","date_gmt":"2016-11-01T05:49:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27376"},"modified":"2016-11-01T05:49:36","modified_gmt":"2016-11-01T05:49:36","slug":"al-shabaab-oo-lagu-eedeeyay-in-dad-rayid-ah-ku-gowraceen-degmo-ay-dhawaan-dib-u-qabsadeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/01\/al-shabaab-oo-lagu-eedeeyay-in-dad-rayid-ah-ku-gowraceen-degmo-ay-dhawaan-dib-u-qabsadeen\/","title":{"rendered":"Al Shabaab oo lagu eedeeyay in dad rayid ah ku Gowraceen Degmo ay dhawaan dib u qabsadeen"},"content":{"rendered":"<p>Tiyegloow {AN}&#8211;Dagaalyahanada Al Shabaab ee dhawaan dib u qabsaday Degmada Tiyegloow ee gobolka Bakool ayaa lagu eedeeyay in ay halkaasi ku dileen dad shacab ah ay ku eedeeyeen in ay la shaqeeyeen ciidamada Dowlada iyo kuwa Itoobiya.<\/p>\n<p>Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale ayaa ku eedeeyay Kooxda Al Shabaab ee qabsatay degmada Teyegloow ay dhibaato xoogan ku hayaan shacabka ku dhaqan degmadaasi kadib ka bixitaankii Ciidamada Itoobiya.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Xildhibaan Afaraale in Al Shabaab Degmada Tiyegloow ku Gowraceen shan qof oo shacab ah oo isugu jira ganacsato iyo dad kale, kuwaa uu sheegay in Al Shabaab u dileen in ay wax ka iibiyeen ama la tacaamuleen Ciidamada Itoobiya.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa xusay in ay socdaan abaabulo xoogan ay ku doonayaan in Ciidamada Dowlada Federaalka iyo kuwa Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ku gaaraan Degmada Teyegloow dibna uga saaraan Al Shabaab.<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa dhawaan dib ula wareegtay degmooyin iyo deegaano dalka kuyaala kadib markii halkaasi iaga baxeen Ciidamada Itoobiya, waxaana goobaha ay ka baxeen Ciidamada Itoobiya Al Shabaab ku dileen dad ay ku eedeeyeen in ay wax ka iibiyeen ama dhax galeen Ciidamada Itoobiya<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tiyegloow {AN}&#8211;Dagaalyahanada Al Shabaab ee dhawaan dib u qabsaday Degmada Tiyegloow ee gobolka Bakool ayaa lagu eedeeyay in ay halkaasi ku dileen dad shacab ah ay ku eedeeyeen in ay la shaqeeyeen ciidamada Dowlada iyo kuwa Itoobiya. Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale ayaa ku eedeeyay Kooxda Al Shabaab ee qabsatay degmada Teyegloow ay dhibaato xoogan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2891,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27376","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-77y","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27376","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27376"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27376\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27376"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27376"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27376"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}