{"id":27372,"date":"2016-11-01T05:42:31","date_gmt":"2016-11-01T05:42:31","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27372"},"modified":"2016-11-01T05:42:31","modified_gmt":"2016-11-01T05:42:31","slug":"taliyaaniga-dhaqaale-badan-oo-ku-baxaya-dib-u-dhiska-magaalooyiinkuu-dhulgariirka-uu-dumiyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/01\/taliyaaniga-dhaqaale-badan-oo-ku-baxaya-dib-u-dhiska-magaalooyiinkuu-dhulgariirka-uu-dumiyay\/","title":{"rendered":"Taliyaaniga: Dhaqaale badan oo ku baxaya dib u dhiska magaalooyiinkuu dhulgariirka uu dumiyay"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">Italy {AN}&#8211;Saraakiisha dalka Taliyaaniga ayaa ku qiyaasaya in sagaal bilyan oo dollar ay ku bixi doonto dib u dhisidda magaalooyiinka iyo deegaanada uu dhul gariirka ku dhuftay Axaddii.<\/p>\n<p>Ka dib kullan ay yeesheen wasiirada iyo hogaamiyayaasha gobollada, ra&#8217;iisul wasaaraha Matteo Renzi, wuxuu sheegay in dadka si ku meel gaar ah loo dejin doono konteenaro, inta dib u dhiska uu socdo.<\/p>\n<p>Wuxuu tilmaamay in xilli yar oo macquul ah ay tallaabadaasi qaadan doonto.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale ballan qaaday in dib loo dhisayo kaniisadaha Norcia, oo ka mid ah magaalooyiinka uu sida xun ugu dhuftay dhul gariirka.<\/p>\n<p>Laanta difaaca shacabka ayaa waxa ay sheegeysaa in 40 kun oo qof ay ku caawiyeen guryo ku meel gaar ah iyo cunto.<\/p>\n<p>Burburka jidadka ayaa caqabad ku noqday gargaarka iyo dayactirka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Italy {AN}&#8211;Saraakiisha dalka Taliyaaniga ayaa ku qiyaasaya in sagaal bilyan oo dollar ay ku bixi doonto dib u dhisidda magaalooyiinka iyo deegaanada uu dhul gariirka ku dhuftay Axaddii. Ka dib kullan ay yeesheen wasiirada iyo hogaamiyayaasha gobollada, ra&#8217;iisul wasaaraha Matteo Renzi, wuxuu sheegay in dadka si ku meel gaar ah loo dejin doono konteenaro, inta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":20752,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27372","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-77u","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27372","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27372"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27372\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27372"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27372"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27372"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}