{"id":27370,"date":"2016-11-01T05:38:37","date_gmt":"2016-11-01T05:38:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27370"},"modified":"2016-11-01T05:38:37","modified_gmt":"2016-11-01T05:38:37","slug":"clinton-oo-sheegtay-inaan-lagu-helin-karin-dembi-la-xiriira-fadeexadda-email-lada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/11\/01\/clinton-oo-sheegtay-inaan-lagu-helin-karin-dembi-la-xiriira-fadeexadda-email-lada\/","title":{"rendered":"Clinton oo sheegtay inaan lagu helin karin dembi la xiriira fadeexadda email-lada"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">America {AN}&#8211;Hillary Clinton Waxay sheegeysaa inay ku kalsoon tahay in baaritaanka FBI-da ee email-lada cusub ee la soo bandhigay aysan sababi karin in lagu helo kiis ayada ka dhan ah.<\/p>\n<p>Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Dimuquraadiga, waxay taageera yaasheeda u sheegtay in baarayaashu ay gaari doonaan gebogebo la mid ah baaritaankii bishii July oo ahaa in la ogaaday inaysan wax qalad sameyn.<\/p>\n<p>Ayadoo ka hadleysay gobolka Ohio, Mrs Clinton, waxa ay sheegtay in FBI-da aysan helin doonin cadeyn lagu dacweyn karo.<\/p>\n<p>Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa soo dhexgalay muranka cusub ee ruxay ololaha doorashada ee dalkaasi.<\/p>\n<p>Madaxweyne Obama ayaa sheegay inuu aaminsan yahay in agaasimaha FBI-da, James Comey, uusan isku deyi doonin inuu galaangal ku yeesho natiijada doorashada.<\/p>\n<p>Xoghayaha arrimaha warbaahinta ee Aqalka Cad, Josh Earnest, ayaa sheegay in FBI-da ay u madaxbannnan tahay inay waajibaadkeeda gudato.<\/p>\n<p>Xubin sare oo ka mid ah Dimuquraadiga ayaa si adag u cambaareeyay Mr Comey, kaddib markii FBI-da ay isbuucii aanu soo dhaafnay sheegtay inay baareyso haddii email-lada cusub ee la soo bandhigay ay ku lug leedahay Clinton.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>America {AN}&#8211;Hillary Clinton Waxay sheegeysaa inay ku kalsoon tahay in baaritaanka FBI-da ee email-lada cusub ee la soo bandhigay aysan sababi karin in lagu helo kiis ayada ka dhan ah. Musharraxa madaxweyne ee xisbiga Dimuquraadiga, waxay taageera yaasheeda u sheegtay in baarayaashu ay gaari doonaan gebogebo la mid ah baaritaankii bishii July oo ahaa in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":17845,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27370","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-77s","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27370","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27370"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27370\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27370"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27370"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27370"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}