{"id":2737,"date":"2014-12-28T13:44:01","date_gmt":"2014-12-28T13:44:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2737"},"modified":"2014-12-28T13:44:01","modified_gmt":"2014-12-28T13:44:01","slug":"malaysiya-kumanaan-kun-oo-ku-barokacay-fatahaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/28\/malaysiya-kumanaan-kun-oo-ku-barokacay-fatahaad\/","title":{"rendered":"Malaysiya: Kumanaan kun oo ku barokacay Fatahaad"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Malasiya ayaa ku dhawaaqday xaalad deg deg ah kadib fatahaad wabiyada dalkaasi oo keentay inay guryahooda ka baxaan kumanaan kun oo dad ah.<\/p>\n<p>Ugu yaraan 18 qof ayaa u dhimatay fatahaad sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay saameysay gobalka Kelantan. Dowlada ayaa sheegtay in 160.000 qof ay ka baro-kaceen guryahooda.<\/p>\n<p>Xukuumada Malasiya ayaa sheegtay in u gurmadka dadka waxyeelada soo gaartay ay ugu talo galeen dhaqaale ka badan 130 milyan oo dollar.<\/p>\n<p>Shacabka ayaa si weyn u dhaliilay Raysalwasaare Najib Rabak oo safar dalxiis ugu maqnaa jasiirada Hawai ee dalka Maraykanka, isagoo wakhti dheer ku qaadatay inuu soo afjaro safarkiisa xili xaalad deg deg ah looga dhawaaqay dalkiisa.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nHargeisa office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Malasiya ayaa ku dhawaaqday xaalad deg deg ah kadib fatahaad wabiyada dalkaasi oo keentay inay guryahooda ka baxaan kumanaan kun oo dad ah. Ugu yaraan 18 qof ayaa u dhimatay fatahaad sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay saameysay gobalka Kelantan. Dowlada ayaa sheegtay in 160.000 qof ay ka baro-kaceen guryahooda. Xukuumada Malasiya ayaa sheegtay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2743,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2737","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-I9","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2737","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2737"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2737\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2737"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2737"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2737"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}