{"id":27352,"date":"2016-10-31T15:10:38","date_gmt":"2016-10-31T15:10:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27352"},"modified":"2016-10-31T15:10:38","modified_gmt":"2016-10-31T15:10:38","slug":"ingiriiska-oo-sheegay-in-beesha-caalamku-ka-niyad-jabayso-somaliland-haddii-doorashaddu-dib-u-dhacdo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/31\/ingiriiska-oo-sheegay-in-beesha-caalamku-ka-niyad-jabayso-somaliland-haddii-doorashaddu-dib-u-dhacdo\/","title":{"rendered":"INGIRIISKA OO SHEEGAY IN BEESHA CAALAMKU KA NIYAD JABAYSO SOMALILAND HADDII DOORASHADDU DIB U DHACDO"},"content":{"rendered":"<div class=\"newscontent\">\n<p>-Ku xigeenka Danjiraha\u00a0 Ingiriiska ee Somaliland iyo Soomaaliya, \u00a0Anddrew Allen, ayaa sheegay in ay dunida ku noqoneyso u qaadan waa iyo niyad jab haddii ay Soomaaliya ku qabsato doorashooyinkeeda sannadkan oo ay Somaliland-na \u00a0\u00a0\u00a0ku fulin weydo doorashooyinkeeda madaxtinimo waqtiga u qoondeysan ee bisha March 2017-ka.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\" wp-image-31504 alignnone\" src=\"http:\/\/i2.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Ingiriiska-Iyo-Somaliland.jpg?resize=640%2C344\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"http:\/\/i2.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Ingiriiska-Iyo-Somaliland.jpg?w=686 686w, http:\/\/i2.wp.com\/hangoolnews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/10\/Ingiriiska-Iyo-Somaliland.jpg?resize=300%2C161 300w\" alt=\"ingiriiska-iyo-somaliland\" width=\"640\" height=\"344\" \/><\/p>\n<\/div>\n<p>Andrew Allen waxa uu hadalkan ka sheegay uu shalay \u00a0warbaahinta ugu waramayay Huteelka\u00a0 Ambaasador ee\u00a0 Hargeysa, isagoo booqashadiisani tahay tii ugu horeysay ee uu ku yimaado Somaliland.<\/p>\n<p>Safiir ku xigeenka Ingiriisku \u00a0Isaga oo sharraxayay \u00a0sida uu Ingiriisku uga xun yahay dib u dhaca doorashooyinka madaxtooyadda ee sannadka dambe, waxa uu sheegay \u00a0inuu ku rajo weyn yahay inay dawladdu fulin doonto jidwalka u dejisan doorashada madaxtinimada ee March 2017.<\/p>\n<p>\u201cGeedi socodka dimuqraadiyada Somaliland waxay ileys u tahay gobolka,\u201d ayuu ku yidhi suxufiyiinta.\u00a0\u201cHaddii Muqdisho \u00a0si guul ah u qabsato doorashada, balse ay \u00a0Somaliland ka gaabiso dimuqraadiyadeedii, waxa aan filayaa in ay dadka qaar sameynayaan \u00a0is barbardhig ,\u201d ayuu yidhi Andrew Allen. \u00a0Diblomaasigani\u00a0 waxa uu sheegay inay dawladda cusub ee Ra\u2019iisul wasaare \u00a0Theresa May ayna wax isbeddel ah ku sameyn doonin siyaasada UK ee\u00a0 taageerada Soomaaliya iyo Somaliland, islamarkaana ay hore ugu socon doonto in ay shirweyne u qabato qaadhaan bixiyeyaasha si loo sii wado dhaqaale raadinta sannadka soo socda.<br \/>\nMr. Allen waxa uu ka jawaabay su\u2019aalo door ah oo ku saabsanaa waxa ay Somaliland uga heli weyday beesha caalamka aqoonsiga ay raadineysay tan iyo markii ay gooni uga istaagatay Soomaaliya sannadkii 1991-kii, waxaanu sheegay in ay tahay arrin u taal beesha caalamka, balse aaney ahayn mid u taal Ingiriiska oo keliya. \u201cGo\u2019aankaasi waa \u00a0mid \u00a0ay gaadheyso \u00a0\u00a0beesha caalamka,\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Waxa uu tilmaamay markii ay Czechoslovakia u kala baxeysay labada dal\u00a0 ee Slovakia iyo \u00a0Czech republic \u2013 in ay aheyd heshiis ay wada gaadheen dadka labada dal.<br \/>\n\u201cWaxa uu ahaa furriin laba dhinac ahaa\u201d sababta oo ah\u00a0 labada dal ayaa wada Hadley,\u201d ayuu yidhi, isaga oo soo xiganayay sheegashada ay Soomaaliya sii wado ee \u00a0ay ku sheeganayso Somaliland in ay ka mid tahay dalkeeda.<\/p>\n<p>Danjiruhu waxa uu is diidsiiyay mar wax \u00a0laga \u00a0weydiiyay sababta\u00a0 diblomaasiyiinta UK ee qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya ay u fadhiistaan oo kaliya \u00a0Muqdisho, waxaanu yidhi \u201cWaxa aan dad ku leenahay Nairobi, Addis Ababa, Mogadishu,\u00a0London iyo \u00a0Somaliland kolkaasi waxa aan sii wadi karaa taageerada aan u fidineyno. Ma jiro wax \u00a0isbeddel ahi siyaasadayada,\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Allen waxa uu ka Hadley madaxbananaanida saxaafada, waxaanu sheegay inuu soo dhaweynayo \u00a0wadaxaajoodka dowladda iyo warbaahintu ka leeyihiin\u00a0 xeerka anshaxa ee doorashooyinka soo socda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Ku xigeenka Danjiraha\u00a0 Ingiriiska ee Somaliland iyo Soomaaliya, \u00a0Anddrew Allen, ayaa sheegay in ay dunida ku noqoneyso u qaadan waa iyo niyad jab haddii ay Soomaaliya ku qabsato doorashooyinkeeda sannadkan oo ay Somaliland-na \u00a0\u00a0\u00a0ku fulin weydo doorashooyinkeeda madaxtinimo waqtiga u qoondeysan ee bisha March 2017-ka. Andrew Allen waxa uu hadalkan ka sheegay uu shalay \u00a0warbaahinta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":21281,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27352","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-77a","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27352","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27352"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27352\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27352"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27352"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27352"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}