{"id":27336,"date":"2016-10-31T06:21:09","date_gmt":"2016-10-31T06:21:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyo.com\/?p=27336"},"modified":"2016-10-31T06:21:09","modified_gmt":"2016-10-31T06:21:09","slug":"madaxda-xisbiga-dimurqaadiga-oo-dhaliilay-fbi-da","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2016\/10\/31\/madaxda-xisbiga-dimurqaadiga-oo-dhaliilay-fbi-da\/","title":{"rendered":"Madaxda Xisbiga Dimurqaadiga oo dhaliilay FBI-da"},"content":{"rendered":"<p class=\"story-body__introduction\">America {AN}&#8211;Hogaamiyaha Xisbiga Dimuqraadiga ee ka tirsan Sanate-ka Maraykanka ayaa sheegay in ay suurto gal tahay in FBI-du sharciga jabisay maadaama oo ay shaaciyeen in hay&#8217;adda baadhistu bilowday baadhitaan ay ku hayso emaillo ay suurto galtahay in lala xidhiidhin karo Hillary Clinton.<\/p>\n<p>Harry Reid, ayaa ku eedeeyay agaasimaha FBI-da, James Comey, in uu ku xadgudbay sharci saraakiisha dowladda ka horjoogsanaya in ay qaadaan tallaabo saamayn ku yeeln karta doorashada.<\/p>\n<p>Warka ku saabsan in FBI-du bilowdan baadhitaan ayaa soo baxay iyadoo laba todobaad wax ka yari ka hadhsanyihiin doorashada Maraykanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa la sheegayaa in FBI-du heshay fasax maxkamadeed oo ay ku baadhayaan emaillo badan oo ay lahayd haweenay kaaliye sare u ahayd Clinton.<\/p>\n<p>Arabsiyo.com<\/p>\n<p>ArabsiyoNews@gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>America {AN}&#8211;Hogaamiyaha Xisbiga Dimuqraadiga ee ka tirsan Sanate-ka Maraykanka ayaa sheegay in ay suurto gal tahay in FBI-du sharciga jabisay maadaama oo ay shaaciyeen in hay&#8217;adda baadhistu bilowday baadhitaan ay ku hayso emaillo ay suurto galtahay in lala xidhiidhin karo Hillary Clinton. Harry Reid, ayaa ku eedeeyay agaasimaha FBI-da, James Comey, in uu ku xadgudbay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27337,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-27336","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-76U","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27336","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=27336"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/27336\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=27336"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=27336"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=27336"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}