{"id":2730,"date":"2014-12-28T13:17:20","date_gmt":"2014-12-28T13:17:20","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=2730"},"modified":"2014-12-28T13:17:20","modified_gmt":"2014-12-28T13:17:20","slug":"boko-xaram-oo-weerartay-cameroon","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/28\/boko-xaram-oo-weerartay-cameroon\/","title":{"rendered":"Boko Xaram oo weerartay Cameroon"},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Boko Xaram oo saldhigoodu yahay dalka Nigeria ayaa weerar ku qaaday tuulooyin ku yaal waqooyiga wadanka Kameroon (Cameroon).<\/p>\n<p>Weerarka Boko Xaram oo ka dhacay\u00a0 tuulada Mbaljuel Jimcihii lasoo dhaafay ayey kooxdaasi u dishay ugu yaraan 30 qof oo rayid ah.<\/p>\n<p>Sabtidii shalay ayey dowlada Kameroon diyaaradaheeda dagaalka duqeeyeen goobo ay ku sugan yihiin maleeshiyaadka Boko Xaram, dowlada Kameroon ayaa sheegatay inay duqeyntaasi ku dishay ugu yaraan 50 dagaalyahan.<\/p>\n<p>Boko Xaram ayaa sanadihii lasoo dhaafay weeraro joogto ah ka waday dalka Nigeria oo ay doonayaan sida ay sheegeen inay ku soo rogaan shariicada Islaamka, waxayna hada u muuqataa inay dar dar geliyeen weerarada ay la beegsanayaan dhulka ay jaarka yihiin ee Kameroon, halkaasi oo ay horey uga geysteen falal afduub ah.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nHargeisa office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Boko Xaram oo saldhigoodu yahay dalka Nigeria ayaa weerar ku qaaday tuulooyin ku yaal waqooyiga wadanka Kameroon (Cameroon). Weerarka Boko Xaram oo ka dhacay\u00a0 tuulada Mbaljuel Jimcihii lasoo dhaafay ayey kooxdaasi u dishay ugu yaraan 30 qof oo rayid ah. Sabtidii shalay ayey dowlada Kameroon diyaaradaheeda dagaalka duqeeyeen goobo ay ku sugan yihiin maleeshiyaadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":2731,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-2730","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-I2","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2730","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2730"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2730\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2730"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2730"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2730"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}